HomeWararDEG DEG:-Kulankii Golaha Shacabka ee Maanta oo Kooram la’aan u baaqday

DEG DEG:-Kulankii Golaha Shacabka ee Maanta oo Kooram la’aan u baaqday

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Maanta ayaa waxaa lagu waday in uu si rasmi ah u furmo Kal-fadhiga 5-aad kulankiisa koowaad ee Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya,kadib markii Arbacadii la soo dhaafay uu furay Madaxweyne Farmaajo. Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa ku dhawaaqay in kulankii Xildhibaanada oo Ajendihiisu ahaa in Warbixin looga dhageysto Guddiga […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maanta ayaa waxaa lagu waday in uu si rasmi ah u furmo Kal-fadhiga 5-aad kulankiisa koowaad ee Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya,kadib markii Arbacadii la soo dhaafay uu furay Madaxweyne Farmaajo.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa ku dhawaaqay in kulankii Xildhibaanada oo Ajendihiisu ahaa in Warbixin looga dhageysto Guddiga dib u eegista Dastuurka  uu u baaqday kooram la’aan,kadib markii Xildhibaanada ay soo xaadi waayeen kulankaasi.

- Advertisement -

Dhinaca kale Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka  ayaa ka horyimid Ajendaha furitaanka Kal-fadhiga 5-aa ee Golaha oo lagu waday in uu furmay,hayeeshee uu kooram la’aan u baaqday.

Qaar kamid ah Xildhibaanada ayaa waxaa lagu dhex arkay Xarunta iyagoo oo wata boorar ay uga soo horjeedaan Ajendihii  kulanka Maanta,kaasi  oo ahaa in Warbixin looga dhageysto Guddiga dib u eegista Dastuurka.

Xildhibaanada ayaa wata Boorar ay ku qoran yihiin “Golaha Shacabku waa  Wakiiladii iyo Codkii Shacabka la xasuuqayo ma ahan Gole Sacab?”.

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts