HomeWararGuddoomiyaha Golaha Shacabka oo baaq u diray Xildhibaanada,kadib kulankii baaqday Maanta

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo baaq u diray Xildhibaanada,kadib kulankii baaqday Maanta

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Guddoonka Golaha Shacabka BJFS ayaa Xildhibaanada ugu baaqay inay ilaaliyaan waqtiga kulamada Golaha Shacabka, kadib markii maanta uu u baaqday Kooram la’aan kulankii Golaha. Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta la filayey in kulankooda ugu horeeya ee Kalfadhiga 5-aad ay ku yeeshaan magaalada Muqdisho hase ahaatee waxaa uu u baaqday Kooram la’aan. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddoonka Golaha Shacabka BJFS ayaa Xildhibaanada ugu baaqay inay ilaaliyaan waqtiga kulamada Golaha Shacabka, kadib markii maanta uu u baaqday Kooram la’aan kulankii Golaha.

Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta la filayey in kulankooda ugu horeeya ee Kalfadhiga 5-aad ay ku yeeshaan magaalada Muqdisho hase ahaatee waxaa uu u baaqday Kooram la’aan.

- Advertisement -

Guddoonka Golaha ayaa tilmaamay in muhiim ay tahay in xubnaha Golaha ay masuuliyad gaar ah iska saaraan ilaalinta waqtiga si looga howlgalo shaqooyin badan oo xiligan golaha Horyaala.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts