HomeWararAbaanduulihii Ciidanka Xoogga dalka oo xilkii laga qaaday iyo Is bedel cusub...

Abaanduulihii Ciidanka Xoogga dalka oo xilkii laga qaaday iyo Is bedel cusub oo la sameeyay

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Warar ay heshay Idaacada Dalsan ee Magaalada Muqdisho ayaa waxa ay sheegayaan in xilkii laga qaaday Abaanduulihii Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed General Odowaa Yuusuf Raage,iyadoon isbedel cusub la sameeyay. Waxaa la sheegay in gabi ahaanba la baabi’iyay magaca Abaanduule,isla markaana waxaa loo magacaabay General Odowaa xilka Ciidamada lugta, xilkan oo ah xil ka hooseeya Abaanduule. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Warar ay heshay Idaacada Dalsan ee Magaalada Muqdisho ayaa waxa ay sheegayaan in xilkii laga qaaday Abaanduulihii Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed General Odowaa Yuusuf Raage,iyadoon isbedel cusub la sameeyay.

Waxaa la sheegay in gabi ahaanba la baabi’iyay magaca Abaanduule,isla markaana waxaa loo magacaabay General Odowaa xilka Ciidamada lugta, xilkan oo ah xil ka hooseeya Abaanduule.

- Advertisement -

Sidoo kale Taliye kuxigeenka Ciidamada lugta ayaa waxaa loo magacaabay Sarkaal magaciisa lagu sheegay Cabdirashiid oo mar soo noqday Xilka Taliye kuxigeenka Ciidamada, dowladdii Cabdullaahi Yuusuf Axmed .

Wararka ayaa intaasi waxa ay ku darayaan in isbedelkan cusub uu yimid kadib markii muddooyinkii dambe ay soo badatay Cabashada Ciidamada,isla markaana lagu doonayo in dib u habeeyn lagu sameeyo Ciidamada.

 

- Advertisement -

 

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts