HomeMaqalDhageyso:-Madaxweyne Saciid Deni oo balan qaad u sameeyay Ciidanka Puntland

Dhageyso:-Madaxweyne Saciid Deni oo balan qaad u sameeyay Ciidanka Puntland

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni oo gelinkii dambe ee shalay gaaray degmada Carmo ee ka tirsan Gobolka Bari ayaa ka hadlay amniga deegaano ka tirsan Puntland oo socdaal uu ku maraayo. Madaxweyne Saciid Deni oo dadweyne aad u farabadan oo isugu soo baxay barxadda weyn ee Carmo kula hadlaayay ayaa waxa uu sheegay inay Puntland […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni oo gelinkii dambe ee shalay gaaray degmada Carmo ee ka tirsan Gobolka Bari ayaa ka hadlay amniga deegaano ka tirsan Puntland oo socdaal uu ku maraayo.

Madaxweyne Saciid Deni oo dadweyne aad u farabadan oo isugu soo baxay barxadda weyn ee Carmo kula hadlaayay ayaa waxa uu sheegay inay Puntland ay ahmiyad gaar ah siin doonto sugida amniga iyo daryeelka Ciidamada,isla markaana xusay inay ogyihiin duruurafaha adag ee ay ku shaqaynayaan.

- Advertisement -

“Waxaan si gaar ah ugu mahadcelinayaa ciidamada qalabka sida meelkastay joogaan, siday marwalba ugu heelan yihiin inay nabadda iyo xasiloonida ka shaqeeyaan, socdaalkayagii Garoowe illaa iyo Carmo waxaa muuqanaysey inay har iyo habeen meel walba ka hawlgelayeen, iyadoo aynu ognahay duruurfta adag ee ay ku shaqaynayaan, waxaan balan qaadayaa in dowladda ahmiyaddeeda koowaad, labaad iyo sadexaadba noqondoonto daryeelka ciidamada, sugidda amniga iyo horumarinta bulshada” Ayuu yiri Madaxweynaha Puntland.

Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa xalay ku hoyday degmada Carmo ee Gobolka Bari,isagoona kulamo xog-wareeysi ah la qaatay Maamulka degmada, kan Gobolka Bari, qaar kamid ah Golayaasha Puntland iyo qeybaha kala duwan ee bulshada degmadaas.

 

- Advertisement -

Hoos ka Dhageyso Codka Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts