HomeWararWadooyinka Muqdisho oo saakay xiran iyo Shacabka oo ka Cabanaya

Wadooyinka Muqdisho oo saakay xiran iyo Shacabka oo ka Cabanaya

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Wadooyinka qaar ee Magaalada Muqdisho ee Caasimada dalka Soomaaliya ayaa Maanta xiran,waxaana lagu arkayaa Ciidamo farabadan oo ka tirsan dowladda Soomaaliya. Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Soomaaliya oo wata gaadiidka Dagaalka ayaa waxa lagu arkayaa Wadooyinka iyagoo taagan,waxaana dadka iyo gaadiida gaarka loo leeyahay u diidayaan in ay isticmaalaan wadada,iyagoona dadka ay yihiin kuwo lugeeynaya. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wadooyinka qaar ee Magaalada Muqdisho ee Caasimada dalka Soomaaliya ayaa Maanta xiran,waxaana lagu arkayaa Ciidamo farabadan oo ka tirsan dowladda Soomaaliya.

Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Soomaaliya oo wata gaadiidka Dagaalka ayaa waxa lagu arkayaa Wadooyinka iyagoo taagan,waxaana dadka iyo gaadiida gaarka loo leeyahay u diidayaan in ay isticmaalaan wadada,iyagoona dadka ay yihiin kuwo lugeeynaya.

- Advertisement -

Wadooyinka Ciidamada ay xireen ayaa waxaa kamid ah Isgoyska Banaadir, Soobe, Tarabuunka, Howl-wadaag, iyo wadooyinka soo gala iyo kuwa kabaxa Maka Al-mukarama iyo kuwo kale oo aad ugu muhiimsan isku socodka dadka iyo gaadiidka.

Habeenimadii xalay aheyd ayaa warar aan helnay waxa ay sheegayaan in Ciidamo badan la dhigay qeybo kamid ah Isgoysyada iyo Koontaroolada Magaalada Muqdisho,waxaana aad loo adkeeyay saakay amniga guud ee Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya.

Inta badan Shacabka kunool Gobolka Banaadir ayaa dhibaatooyin ku qaba xiliyada ay xiran yihiin wadooyinka Magaalada,iyagoona goobahooda ganacsiga iyo Waxbarashada ku tega Cagtooda.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts