HomeWararFaah faahin: Qarax Miino oo Caawa ka dhacay Magaalada Muqdisho

Faah faahin: Qarax Miino oo Caawa ka dhacay Magaalada Muqdisho

Date:

Related stories

Somalia Strengthens Ebola Preparedness Amid Regional Outbreak Risks

Somalia has stepped up Ebola preparedness, though no cases have been confirmed. The Ministry of Health has activated the National Public Health Emergency Operation Center and introduced electronic traveler health forms to strengthen border surveillance. Officials urge the public to remain calm, follow official health guidelines, and avoid misinformation.

Police Target illegal arms after deadly confrontation

Somali government security forces deployed across Mogadishu's Abdiaziz district...

Somali Police Display Weapons Cache After 20 Hours of Mogadishu Clashes

Somali police forces on Thursday showcased a large cache...

Kenya cites security concerns, militant threats in maintaining Somalia border closure

Kenyan President William Ruto has said the border between...

Mogadishu airport operating normally, aviation authority says

Somalia's Civil Aviation Authority has dismissed reports that flight...
- Advertisement -

Qaraxaan oo Caawa jugtiisa laga maqlay Xaafado ka tirsan Magaalada Muqdisho ayaa waxa uu ka dhacay qeybo kamid ah Degmada Warta-nabadda ee Gobolka Banaadir.

Dad goobjoogayaal ah ayaa waxa ay sheegeen in qaraxa uu ahaa miino nooca dhulka lagu aaso,isla markaana lala eegtay Gaari marayay Nawaaxiga Xaafadda laba dhagax oo ka tirsan degmada Warta-nabadda,inkastoo aan la ogeyn waxa uu ahaa Gaarigaas iyo cida wadatay intaba.

- Advertisement -

Sidoo kale waxaa la sheegay in qaraxaas ay ku dhaawacmeen laba ruux oo xiligaas goobta ka agdhawaa,waxaana loola cararay mid kamid ah Isbitaalada ku taalla Magaalada Muqdisho.

Sida Caadada aheyd goobta ayaa waxaa gaaray Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Soomaaliya,kuwaasi oo xiray Wadada,hayeeshee markii dambe dib u furay.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories