HomeMaqalDhageyso:-Wasiirka Arrimaha Gudaha Somalia oo ka hadlay kulamadii uu la yeeshay Madaxda...

Dhageyso:-Wasiirka Arrimaha Gudaha Somalia oo ka hadlay kulamadii uu la yeeshay Madaxda Galmudug

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo dib uheshiisiinta ee Xukuumadda Federaalka  Soomaaliya Cabdi Maxamed Sabriye ayaa faah faahin ka bixiyay kulamo kala duwan oo shalay ilaa xalay uu la qaatay Madaxda sare dowlad Goboleedka Galmudug,kadib markii shalay uu gaaray Magaalada Dhuusamareeb. Wasiir Sabriye oo Maanta dib ugu soo laabtay Magaalada Mqudisho ayaa waxaa uu sheegay in […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo dib uheshiisiinta ee Xukuumadda Federaalka  Soomaaliya Cabdi Maxamed Sabriye ayaa faah faahin ka bixiyay kulamo kala duwan oo shalay ilaa xalay uu la qaatay Madaxda sare dowlad Goboleedka Galmudug,kadib markii shalay uu gaaray Magaalada Dhuusamareeb.

Wasiir Sabriye oo Maanta dib ugu soo laabtay Magaalada Mqudisho ayaa waxaa uu sheegay in kulamadii uu la soo yeeshay Madaxda Galmudug uu rajo wanaagsan ka qabo,isla markana khilaafka u dhexeeya dowladda Soomaaliya iyo Galmudug xal laga gaari doono.

- Advertisement -

Sidoo kale waxa uu sheegay Wasiira Arrimaha gudaha in waxyaabihii ka soo baxay wadahadaladaas uu la wadaagi doono Madaxda sare dowladda,isagoona xusay in weli ay taallo shaqo adeg  oo loo baahan yahay in la qabto.

Warar Madax banaan oo la helaayo ayaa waxa ay sheegayaan in Galmudug ay shuruudo adeg ay ku xirtay Wasiirka,kadib markii uu hordhigay arrimo kala duwan oo ku saabsan wadahadallada.

Ugu dambeyntii Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo dib uheshiisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdi Maxamed Sabriye ayaa rajo wanaagsan ka muujiyay in wax kasto oo jira lagu dhameeyn doono wadahadallo dhexmara labada dhinac.

- Advertisement -

 

Hoos ka Dhageyso Codka Wasiir Sabriye.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts