HomeMaqalDhageyso:-RW Kheyre oo markii ugu horeysay ka hadlay Cabashada Ciidamada

Dhageyso:-RW Kheyre oo markii ugu horeysay ka hadlay Cabashada Ciidamada

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Xasan Cali Kheyre oo xalay Khudbad ka jeediyay xaflad ay soo agaasimeen Maamulka Gobolka Benaadir oo lagu dardar gelinayay wada-shaqaynta Shacabka iyo Laamaha Amniga ayaa sheegay in wali qeybo kamid ah dalka ka socoto diiwaan galinta Ciidanka Xoogga dalka kuwa sidda rasmiga ah loo diiwaan galiyey ay heleen xaquuqdooda oo dhameystiran. Ra’iisul […]

- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Xasan Cali Kheyre oo xalay Khudbad ka jeediyay xaflad ay soo agaasimeen Maamulka Gobolka Benaadir oo lagu dardar gelinayay wada-shaqaynta Shacabka iyo Laamaha Amniga ayaa sheegay in wali qeybo kamid ah dalka ka socoto diiwaan galinta Ciidanka Xoogga dalka kuwa sidda rasmiga ah loo diiwaan galiyey ay heleen xaquuqdooda oo dhameystiran.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa sheegay in kuwa aanan wali marin tirakoobka Ciidanka lasiin doono xuquuqdooda marka diiwaan galintu soo dhamaanto,waxana mudooyinkii dambe soo batay Cabashada ka soo yeereysa Ciidamada Dowlada oo ku aadan Mushaar la’aan .

- Advertisement -

Ciidamo ka tirsan qeybta 12-ka April ayaa maalin kahor Mushaar la’aan uga soo baxay Difaacyadii ay ugu jireen deegaanka Dhanaane ee Gobolka Shabeellaha Hoose,iyadoo halkaas ay la wareegeen dagaalyahano ka tirsan Al-shabaab.

“Maalmahan waxaa lalahaa Ciidamo ayaan mushaar lasiin kuwaas oo kuwa aan diiwaan galsaneyn, markii ay soo dhameystaan diiwaangalinta Mushaarkooda aniga haleyga soo doono” sidaas waxaa yiri Mudane Xasan Cali Kheyre.

Halkaan Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ku soo aadeya xili Ciidamada dowladda ay ka cabanayeen Mushaar la’aan heystay bilooyinkii ugu dambeeyay.

- Advertisement -

Hoos ka Dhageyso Codka Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre .

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories