HomeWararGuddoomiye cusub oo loo Magacaabay Degmada Luuq (Wareegto)

Guddoomiye cusub oo loo Magacaabay Degmada Luuq (Wareegto)

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweyne ku xigeenka ee dowlad goboleedka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa waxaa lagu magacaabay Guddoomiyaha degmada Luuq ee Gobolka Gedo. Maxamed Cabdullaahi Gardhuub ayaa waxaa loo magacaabay inuu noqdo Guddoomiyaha cusub ee Degmada Luuq,kaasi oo bedelaya Maxamed Xasan Cusmaan oo ahaa Guddoomiyihii hore ee degmadaas. Sidoo kale Wareegtada ayaa lagu […]

- Advertisement -

Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweyne ku xigeenka ee dowlad goboleedka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa waxaa lagu magacaabay Guddoomiyaha degmada Luuq ee Gobolka Gedo.

Maxamed Cabdullaahi Gardhuub ayaa waxaa loo magacaabay inuu noqdo Guddoomiyaha cusub ee Degmada Luuq,kaasi oo bedelaya Maxamed Xasan Cusmaan oo ahaa Guddoomiyihii hore ee degmadaas.

- Advertisement -

Sidoo kale Wareegtada ayaa lagu sheegay in Maxamed Xassan Cismaan loo badlay xarunta dhexe ee Wasaaraaadda arrimaha gudaha iyo dowladaha hoose ee dowlad goboleedka Jubbaland.

Hoos ka Akhriso Wareegtada lagu magacaabay Guddoomiyaha Degmada Luuq

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories