HomeWararDEG DEG:-Darawal Mooto Bajaajle ah oo lagu dilay Muqdisho

DEG DEG:-Darawal Mooto Bajaajle ah oo lagu dilay Muqdisho

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

War Goordhow naga soo gaaray Isgoyska Banaadir ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in halkaasi lagu dilay Darawal Mooto Bajaajle ahaa. Dad goobjoogayaal ah ayaa Dalsan u sheegay in dilkan uu ka dhacay agagaarka Isgoyska Banaadir,isl markaana uu geystay Askari ka tirsan Ciidanka Ilaalada Isbitaal Banaadir ee ku yaalla Hodan ee Gobolka Banaadir. Goobta uu dilka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

War Goordhow naga soo gaaray Isgoyska Banaadir ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in halkaasi lagu dilay Darawal Mooto Bajaajle ahaa.

Dad goobjoogayaal ah ayaa Dalsan u sheegay in dilkan uu ka dhacay agagaarka Isgoyska Banaadir,isl markaana uu geystay Askari ka tirsan Ciidanka Ilaalada Isbitaal Banaadir ee ku yaalla Hodan ee Gobolka Banaadir.

- Advertisement -

Goobta uu dilka ka dhacay ayaa waxaa yaalla Meydka Darawalka loo geystay dilkaas.

Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Soomaaliya oo xiliga uu dilka dhacayay ku sugnaa halkaasi ayaa gacanta ku dhigay Askarigii ka dambeeyay dilka Darawalka Mooto Bajaajleha ahaa

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts