HomeWararSawirro:-Wasiirka Waxbarashadda Soomaaliya oo Booqday Xarunta Farsamada Gacanta ee Cape town

Sawirro:-Wasiirka Waxbarashadda Soomaaliya oo Booqday Xarunta Farsamada Gacanta ee Cape town

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Goodax Barre oo Safar shaqo ku jooga dalka South Africa ayaa maanta booqday College of Cape Town oo ah Xarun lagu barto Xirfadaha Farsamada Gacanta. Wasiirka ayaa Xaruntaasi kula kulmay Madaxda College-ka, waxaana Warbixin ay ka siiyeen Habka ay u shaqeeyaan iyo Qalabka ay wax ku baraan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Goodax Barre oo Safar shaqo ku jooga dalka South Africa ayaa maanta booqday College of Cape Town oo ah Xarun lagu barto Xirfadaha Farsamada Gacanta.

Wasiirka ayaa Xaruntaasi kula kulmay Madaxda College-ka, waxaana Warbixin ay ka siiyeen Habka ay u shaqeeyaan iyo Qalabka ay wax ku baraan Dhalinyadda Xirfadaasi barata.

- Advertisement -

“Maanta waxaan kormeer ku tagay College of Cape Town oo ah mid lagu barto xirafadda farsamada gacanta , waxaan kula kulmay madaxda College-kan wuxuu faah faahin iga siiyay habka ay u shaqeeyaan iyo qalabka ay wax ku baran dhalinyarada barta xirfaddan” ayuu yiri Wasiir Goodax

Mudane Cabdullaahi Goodax Barre Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka codsaday Maamulka Xaruntaasi in Gacan laga siiyo Siddii Soomaaliya looga hirgelin lagaa Xarumo Casri ah oo lagu barto Farsamada gacanta, si dhalinyaradda Soomaaliyeed ay uga faa’iideystaan.

Wasiirka ayaa Xusay in Wasaaradda Waxbarashadda XFS ay ka go’an tahay in dalka laga hirgeliyo Dugsiga farsamada gacanta, arrintaasi oo uu xusay in Shaqo abuur ay ka helayaan Dhalinyaradda Soomaaliyeed.

- Advertisement -

“Waxaan ka codsanay inay gacan naga siiyaan sidii dalkeenna looga hirgelin lahaa xarumo casri ah oo lagu barto farsamada gacanta si dhalinyarada Soomaaliyeed uga faa’ideystan, Wasaaradda waxbarashadda hiddaha iyo tacliinta sare waxaa ka go’an  hirgelinta dugsiga farsamada gacanta taasoo sahleysa in shaqo abuur ay helan dhalinyarada Soomaaliyeed.” ayuu yiri Wasiirka Waxbarashada.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts