HomeWararAkhriso Magaca:-Taliye cusub oo loo Magacaabay Ciidanka Taraafikada

Akhriso Magaca:-Taliye cusub oo loo Magacaabay Ciidanka Taraafikada

Date:

Related stories

Arab League slams Somaliland office opening in Jerusalem

Arab League Secretary-General Ahmed Aboul Gheit has condemned the...

Commander ousted after reported refusal to deploy troops

- Somali President Hassan Sheikh Mohamud has removed the...

Pirate attacks on two commercial ships thwarted off Somalia

Armed pirates attacked two commercial vessels in separate incidents...

Race intensifies for Somalia Lower House speaker post

Competition is intensifying for the position of Speaker of...
- Advertisement -

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sarreeye gaas Bashiir Cabdi Maxamed “Ameeriko” ayaa Maanta waxa uu Taliye cusub u magacaabay Ciidanka Ilaaladda Wadooyinka Magaalada Muqdisho oo Muddooyinkii dambe aan laheyn wax Taliye ah.

Generaal Maxamed Xuseen Madaale ayaa loo magacaabay in uu noqdo Taliyaha Ciidanka Ilaaladda Wadooyinka ee Taraafikadda ee Magaalada Muqdisho.

- Advertisement -

Generaal Madaale ayaa waxa uu kamid ah yahay Saraakiisha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed,isagoona horey u soo qabtay xilal kala duwan oo uu kamid ah ahaa Afhayeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories