HomeWararMadaxweynaha Somaliland oo ku wajahan dalka Itoobiya iyo Ujeedka Safarkiisa

Madaxweynaha Somaliland oo ku wajahan dalka Itoobiya iyo Ujeedka Safarkiisa

Date:

Related stories

Somalia Strengthens Ebola Preparedness Amid Regional Outbreak Risks

Somalia has stepped up Ebola preparedness, though no cases have been confirmed. The Ministry of Health has activated the National Public Health Emergency Operation Center and introduced electronic traveler health forms to strengthen border surveillance. Officials urge the public to remain calm, follow official health guidelines, and avoid misinformation.

Police Target illegal arms after deadly confrontation

Somali government security forces deployed across Mogadishu's Abdiaziz district...

Somali Police Display Weapons Cache After 20 Hours of Mogadishu Clashes

Somali police forces on Thursday showcased a large cache...

Kenya cites security concerns, militant threats in maintaining Somalia border closure

Kenyan President William Ruto has said the border between...

Mogadishu airport operating normally, aviation authority says

Somalia's Civil Aviation Authority has dismissed reports that flight...
- Advertisement -

Madaxweynaha Maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa waxaa lagu wadaa in Maalinta berri ah uu safar ugu ambabaxo Magaalada  Addis Ababa ee Caasimadda  ee dalka Itoobiya.

Madaxweyne Muuse Biixi  ayaa waxaa la xaqiijiyay in uu Martiqaad rasmi ah ka helay Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed.

- Advertisement -

Waxaa la filayaa markii  Madaxweynaha Somaliland uu gaaro Itoobiya in kulan gaar ah la qaato Abiy Ahmed,isla markaana ay ka wada hadli doonaan arrimo dhowr ah.

Waa markii ugu horreysay ee Muuse Biixi uu safar ku tagayo Magaalada Addis Ababa ee Caasimadda  ee dalka Itoobiya tan iyo markii xilka uu la wareegay Abiy Ahmed.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories