HomeCaalamkaIlhaan Cumar oo raalli-gelin ka bixisay hadalo ay ku weerartay…

Ilhaan Cumar oo raalli-gelin ka bixisay hadalo ay ku weerartay…

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Ilhaan Cumar oo ah Somali-Maraykan ka tirsan Kongareeska Maraykanka ayaa sheegtay inay raalli-gelin ka bixinayso Erayo ka dhan ahaa Israel, kadib, markii ay Afhayeenadda Kongareeska Maraykanka, Nansi Bolosi cambaaraysay hadalka Ilhaan. Haweeneyda ka tirsan Kongareeska Maraykanka ee Ilhaan Cumar waxay raalli gelin ka bixisay qoraal ay barteeda Twitter-ka soo dhigtay oo ay ku naqdisay Kooxda […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ilhaan Cumar oo ah Somali-Maraykan ka tirsan Kongareeska Maraykanka ayaa sheegtay inay raalli-gelin ka bixinayso Erayo ka dhan ahaa Israel, kadib, markii ay Afhayeenadda Kongareeska Maraykanka, Nansi Bolosi cambaaraysay hadalka Ilhaan.

Haweeneyda ka tirsan Kongareeska Maraykanka ee Ilhaan Cumar waxay raalli gelin ka bixisay qoraal ay barteeda Twitter-ka soo dhigtay oo ay ku naqdisay Kooxda u ololeysa Danaha Israel.

- Advertisement -

Waxay sheegtay in sababta ay raalli-gelinta u bixisay tahay si ay mar kale u xaqiijiso doorka dhibaatadda ay Kooxda u ololeysa danaha Israel ku hayaan Siyaasadda Maraykanka

Dhinaca kale, Afhayeenadda Kongareeska Maraykanka, Nansi Polosi waxay sheegtay inay Ilhaan cumar la hadashay, kuna heeshiiyeen inay bixiso raalli-gelinta, iyo in si wadajir ah looga hortago wax kasta oo nacayb qaab kasta ha ku yimaado.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts