HomeCaalamka3 ka mid ah Askarta Kenya iyo dad rayid ah oo...

3 ka mid ah Askarta Kenya iyo dad rayid ah oo ku geeriyooday shilal gaari

Date:

Related stories

Koonfur Galbeed oo degmooyinka ku xoojinaysa adkaysiga abaarta

Koonfur Galbeed oo waayo-aragnimo abaareed la wadaagtay Muqdisho, 8 Juun...

FESTU oo Geneva ka qaylisay: Shaqaalaha iyo dhalinyarada Soomaaliyeed waa lagama maarmaan

FESTU: “Wadahadal la’aan ma jirto nabad” Geneva, Switzerland – 6...

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada Muqdisho, 06 Juun...

Somalia Strengthens Ebola Preparedness Amid Regional Outbreak Risks

Somalia has stepped up Ebola preparedness, though no cases have been confirmed. The Ministry of Health has activated the National Public Health Emergency Operation Center and introduced electronic traveler health forms to strengthen border surveillance. Officials urge the public to remain calm, follow official health guidelines, and avoid misinformation.

Police Target illegal arms after deadly confrontation

Somali government security forces deployed across Mogadishu's Abdiaziz district...
- Advertisement -

8 qof oo 3 ka mid ah Askar ahaayeen ayaa shalay ku geriyootay 2 shil gaadiid oo ka dhacay Jidka weyn ee isku xira magaallooyinka Nairobi iyo Mombasa.

Mid ka mid ah Askartaasi oo la safrayey saaxiibadiisa ku sii jeeday Mombasa ayaa geeriyooday, kadib, markii gaari Xamuulka ee ay ku safrayeen uu ku qalibmay meel ku dhow Suuqa Salaama, halka ay 2-da kalena ay u geeriyoodeen dhaawacyo ka soo gaaray shilkaasi.

- Advertisement -

Taliyaha Boliska ee Deegaanka Mukaa, Charles Muthui waxa uu sheegay inay 9 Askari ku dhaawacmeen shilkaasi, halka Askari kalena ka badbaaday shilkaasi.

Shilka kale ayaa la sheegay inay 5 qof oo rayid ah ku geeriyoodeen, kadib, markii ay labo gaari isku herdiyeen meel ku dhow Degmadda Matito Andey.

Isbuucii hore, ugu yaraan 14 qof ayaa ku gubtay shil gaari, kadib, markii ay isku dhaceen Gaari Booyadle waday Bansiin iyo Gaari bas oo ay dad rakaab ah la socdeen.

- Advertisement -

 

Latest stories