HomeCaalamkaAfgaanistaan oo Guddi u Magacawday wadahadallada Talibaan

Afgaanistaan oo Guddi u Magacawday wadahadallada Talibaan

Date:

Related stories

Mucaaradka oo caalamka kala hadlay khilaafka doorashada

Mucaaradka oo caalamka kala hadlay khilaafka doorashada Muqdisho, 9 Juun...

Sheekada Ninkii Ugu Horreeyay Ee Lacag Ku Qanciya Gabar

Sheekada Ninkii Ugu Horreeyay Ee Lacag Ku Qanciya Gabar Waxaa...

Koonfur Galbeed oo degmooyinka ku xoojinaysa adkaysiga abaarta

Koonfur Galbeed oo waayo-aragnimo abaareed la wadaagtay Muqdisho, 8 Juun...

FESTU oo Geneva ka qaylisay: Shaqaalaha iyo dhalinyarada Soomaaliyeed waa lagama maarmaan

FESTU: “Wadahadal la’aan ma jirto nabad” Geneva, Switzerland – 6...

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada Muqdisho, 06 Juun...
- Advertisement -

Madaxweynaha Dalka Afghanistaan Ashraf Ghani, ayaa Guddi ka kooban 12 xubnood oo isugu jira Rag iyo Dumar u saaray dhammaystirka wada xaajoodka nabadeed ee ay Dowladdiisu kula jirto Urur Talibaan.

Mr, Ghani oo ka hadlayay shir caalami ah oo lagu dhex-dhexaadinayay Dowladdiisa iyo mucaaradka ayaa sheegay inuu aad ugu faraxsan yahay inuu Guddigan Magacaabo, ka dib Bilooyin ay ku howlanaayeen sidii wada hadal loola geli lahaa muwaadiniinta Dalka ku baahsan oo uu ula jeedo Talibaaniyiinta.

- Advertisement -

Shirkan oo ay ka qayb galeen ergo ka kala socota 70 Waddan ayaa waxaa geba-gebnadii war murtiyeed ku saabsan sidii loo wajihi laha qorshaha nabadda ee Dalkaasi kasoo saaray Madaxweynaha Afghanistaan, Ashraf Ghani iyo u qaabbilsanaha Qaramada Midoobay ee Dalkaasi ,Tadamichi Yamamoto.

Raashiya oo mar soo gumaysatay Dalka Afghanistaan ayaa dhowr goor fidiyay Gogol nabadeed oo lagu dhex-dhexaadinayo Labnada dhinac, wada hadalladaas oo illaa iyo haatan anay wax natiijo ah kasoo bixin, waxaana qaybo ka mid ah Afghanistaan ka soconaya Dagaalka u dhexeeya Dowladda iyo Talibaan.

Latest stories