HomeCaalamkaWadahadallo u socda Madaxda Soomaaliya, Itoobiya iyo Eritrea

Wadahadallo u socda Madaxda Soomaaliya, Itoobiya iyo Eritrea

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Waxaa wadahadalo ay weli uga socdaan dalka Itoobiya hoggaamiyeyaasha Soomaaliya, Itoobiya iyo Eritrea wadahadalaas ayaa waxaa lagu dhameystirayaa heshiiska iskaashiga saddex geesoodka ahaa ee dalalkaas ku saxiixeen bishii September magaalada Asmara ee dalka Eritrea. Kulamada ayaa xalay ilaa Maanta waxa ay ka socdaan Magalada Gondar,waxaana hoggaamiyeyaash aay Maanta soo saari doonaan Warmurtiyeedku saabsan qodobadii ay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Waxaa wadahadalo ay weli uga socdaan dalka Itoobiya hoggaamiyeyaasha Soomaaliya, Itoobiya iyo Eritrea wadahadalaas ayaa waxaa lagu dhameystirayaa heshiiska iskaashiga saddex geesoodka ahaa ee dalalkaas ku saxiixeen bishii September magaalada Asmara ee dalka Eritrea.

Kulamada ayaa xalay ilaa Maanta waxa ay ka socdaan Magalada Gondar,waxaana hoggaamiyeyaash aay Maanta soo saari doonaan Warmurtiyeedku saabsan qodobadii ay ka wada  haldeen.

- Advertisement -

Agaasimaha Warfaafinta iyo Xiriirka Warbaahinta Madaxtooyada Cabdinuur Maxamed Axmed ayaa shalay sheegay in Madaxda Saddexda dal ay safar dhinaca dhulka ah ku tagi doonaan magaalada Bahra Daar ee Waqooyi Galbeed dalka Itoobiya si wadahadalada halkaasi loogu dhameystiro.

Isbaheysiyada ka dhex sameysmay dalalka Soomaaliya, Itoobiya iyo Eritrea ayaa ah mid saameyn weyn ku yeeshay dalal badna oo Afrikan ah,waxaana la aaminsan yahay in uu dhabaha u xaarayo Nabada Soomaaliya.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts