HomeCaalamkaQaramada Midoobay oo si kulul u cambaareysay qaraxyadii ka dhacay Muqdisho

Qaramada Midoobay oo si kulul u cambaareysay qaraxyadii ka dhacay Muqdisho

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Afhayeen u hadlay Qaramada Midoobay oo lagu magacaabo Farxaan Haq ayaa sheegay in ay aad uga xun yihiin qaraxyadii shalay gelinkii dambe ka dhacay Muqdisho,kuwaas oo lagu weeraray Hotelka Saxafi ee Magalada Muqdisho. Qaraxyadaay ayaa ahaa kuwo gaari loo adeegaday,waxaana ku geeriyooday in ka badan 20 Ruux oo Shacab u badnaa,kuwaas oo ku sugnaa agagaarka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Afhayeen u hadlay Qaramada Midoobay oo lagu magacaabo Farxaan Haq ayaa sheegay in ay aad uga xun yihiin qaraxyadii shalay gelinkii dambe ka dhacay Muqdisho,kuwaas oo lagu weeraray Hotelka Saxafi ee Magalada Muqdisho.

Qaraxyadaay ayaa ahaa kuwo gaari loo adeegaday,waxaana ku geeriyooday in ka badan 20 Ruux oo Shacab u badnaa,kuwaas oo ku sugnaa agagaarka Hotelka Saxafi xilliga la weerarayay.

- Advertisement -

Afhayeen Farxaan ayaa sheegay in Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay uu tacsi u diray Shacabkii Soomaaliyeed eee ku geeriyooday qaraxyadaas,waxana uu sheegay in ay sii wadi doonaan la Shaqeynta dowladda Soomaaliya ee dagaalka lagula jiro waxa loogu yeero Argagaxisada.

Si kastaba qaraxyadii shalay lagu weeraray Hotelka Saxafi ee Magalada Muqdisho ayaa dadkii ku dhintay intooda badan waxa ay ahaayeen Shacab,waxaa sidoo kale ku dhaawacmay dad ay ka mid yihiin Taliyaha Saldhiga Booliska degmada Hodan iyo Agaasimihii hore ee wasaaradda Warfaafinta Cabdirisaaq Bahlaawi.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts