HomeCaalamkaSawirro:-Wararkii u dambeeyay Qaraxyo ka dhacay Magalada Muqdisho

Sawirro:-Wararkii u dambeeyay Qaraxyo ka dhacay Magalada Muqdisho

Date:

Related stories

Somali Police Display Weapons Cache After 20 Hours of Mogadishu Clashes

Somali police forces on Thursday showcased a large cache...

Kenya cites security concerns, militant threats in maintaining Somalia border closure

Kenyan President William Ruto has said the border between...

Mogadishu airport operating normally, aviation authority says

Somalia's Civil Aviation Authority has dismissed reports that flight...

Mogadishu sees lull in fighting after mediation

Clashes between Somali government forces and opposition-aligned groups in...

Police say no protest allowed as fighting erupts in Mogadishu

Police in Somalia's capital Mogadishu said security forces were...
- Advertisement -

Ilaa Saddex Qarax ayaa Galabta ka dhacay Magalada Caasimadda ah ee Muqdisho,kuwaas oo geystay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

Qaraxyada oo aha kuwo gaari loo adeegsaday ayaa ahaa kuwo is xigxigay,waxaana ay ka dhaceen laamiga u dhaxeeya Xarunta Dambi-baarista ee CID-da iyo Hotelka Saxafi ee Magalada Muqdisho.

- Advertisement -

Waxaa Sawirro laga soo qaaday Goobta qaraxa la arkayay burbur xooggan oo soo gaaray Hotelka Saxafi oo dad tegay ay Dalsan u sheegeen in darbiga Hotelka lagu dhuftay Gaari qarax siday.

Waxaa Gurmad halkaasi ka sameeyay Gawaarida gurmadka deg dega ah,iyada oo ay jiraan dhaawacyo ay qaadeen.

Goobta uu qaraxa ka dhacay ayaa waxa sidoo kale yaalla mid ka mid ah Gawaarida dadweynaha ee Homeyda loo yaqaano iyo Mootooyin bajaaj oo burburay,waxaana ku waxyeeloobay dadkii saarnaa.

- Advertisement -

Saraakiil ka tirsan laamaha Amniga ayaa Dalsan waxa ay u sheegeen in rag hubeysan oo ka tirsana Al-Shabaab,isla markaana doonayay inay weeraraan Hotelka Saxafi la toogtay.

Latest stories