HomeCaalamkaHeesaa Kirishtaan ah oo qaadatay Diinta Islaamka

Heesaa Kirishtaan ah oo qaadatay Diinta Islaamka

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Heesaa Sinead O’Connor ayaa sheegtay inay isaga baxday Kirishtaanka, gaar ahaan Katoolik (Catholic). Qoraal Ay Twitter-keeda soo dhigtay ayey ku shaacisay inay Muslimad tahay, isla markaana magaceedii hore iska bedeshay, lana magac baxday Shuhadaa’ Devitt. Waxay kaloo Twitter-keeda ku qortay inay ku faraxsan tahay inay Muslim noqoto, waxayna u mahad celisay dhamaan Walaalaha Muslimiinta (Rag […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Heesaa Sinead O’Connor ayaa sheegtay inay isaga baxday Kirishtaanka, gaar ahaan Katoolik (Catholic).

Qoraal Ay Twitter-keeda soo dhigtay ayey ku shaacisay inay Muslimad tahay, isla markaana magaceedii hore iska bedeshay, lana magac baxday Shuhadaa’ Devitt.

- Advertisement -

Waxay kaloo Twitter-keeda ku qortay inay ku faraxsan tahay inay Muslim noqoto, waxayna u mahad celisay dhamaan Walaalaha Muslimiinta (Rag iyo Dumar).

Waxay intaasi ku dartay inay ku faraxsan tahay inay ka mid noqoto Mujtamaca Muslimiinta (Muslim Community).

Xigasho: Irishpost.com

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts