- Advertisement -
Madaxweynaha Mareykanka Donald ayaa ka dalbaday Madaxda Turkiga inay u soo gudbiyaan caddaymaha codadka iyo muuqaalada ee ku xiriirsan Kiiska Jamaal Khashoggi.
Trump Waxa kale oo uu sheegay in Sacuudiga tahay Isbahaysi ay Maraykanka ku leeyihiin Mandiqada Bariga Dhexe.
- Advertisement -
Trump ayaa u muuqda inuu taageereyo Sacuudiga si dadban.
