HomeCaalamkaWafdi ka socda Wasaaradda Gaashaandhigga Qatar oo Muqdisho soo gaaray

Wafdi ka socda Wasaaradda Gaashaandhigga Qatar oo Muqdisho soo gaaray

Date:

Related stories

Beesha Caalamka Oo Warbixin Ka Heshay Doorashada Soomaaliya

Guddiga Madax-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa Muqdisho kulan xogsiin ah kula yeeshay safiirrada iyo wakiillada beesha caalamka,

Mareykanka Oo 600,000 Kaneecooyin Dagaal La Galaya.

Mareykanka ayaa bilaabay hab cusub oo lagula dagaallamayo kaneecada cudurrada gudbisa, iyadoo ilaa 600,000 oo kaneeco lab ah oo Wolbachia sidda lagu sii deynayo Washington DC iyo nawaaxigeeda.

madaxweynaha Koonfur Sudan Oo Beddelay Guddoomiyihii Baanka Dhexe

Madaxweynaha Koonfur Sudan Salva Kiir oo xilka ka qaaday guddoomiyihii baanka dhexe Johnny Ohisa, isagoo bedel u magacaabay Addis Ababa Othow.

Trump oo dadka weydiiyay wax aan dhicin

Trump oo mar kale sheegay in dabayl la'aan ay sababtay in dadka aysan daawan karin dood siyaasadeed 2024. Khubaradu waxay sheegayaan in aanay jirin caddeyn muujinaysa dhacdadaas.

Maqaayad Xalaal Ah Oo Kala Qaybisay Faransiiska

Dagaal ku saabsan makhaayad digaag xalaal ah oo Paris ka taal ayaa noqday astaan u ah kala qaybsanaanta siyaasadeed ee Faransiiska, iyadoo u dhexeeya duqa Sooshaalistaha iyo xisbiga far-left ee France Unbowed.

Wafdi ka socda Wasaaradda Gaashaandhigga Dalka Qadar ayaa saaka magaalada Muqdisho soo gaaray, iyagoo hadda kulumo la leh Madax ka tirsan Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed. Kulunka Madaxda Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Wafdiga ka socda Dalka Qatar ayaa la sheegay in looga wada hadlayo kaalinta Dowladda Qatar […]

- Advertisement -

Wafdi ka socda Wasaaradda Gaashaandhigga Dalka Qadar ayaa saaka magaalada Muqdisho soo gaaray, iyagoo hadda kulumo la leh Madax ka tirsan Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.

Kulunka Madaxda Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Wafdiga ka socda Dalka Qatar ayaa la sheegay in looga wada hadlayo kaalinta Dowladda Qatar ay ka geysan karto dib u dhiska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya.

- Advertisement -

Dowladda Qatar ayaa ka mid ah Dowladaha Soomaaliya ka caawiya dhinacyada Horumarinta iyo maalgashiga,iyada oo xiriir wanaagsan la leh Madaxda hadda haaya talada dalka Soomaaliya.

Latest stories