HomeCaalamkaMareykanka oo sheegay inay duqeyn la beegsadeen Xarumo Al-Shabaab

Mareykanka oo sheegay inay duqeyn la beegsadeen Xarumo Al-Shabaab

Date:

Related stories

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada Muqdisho, 06 Juun...

Somalia Strengthens Ebola Preparedness Amid Regional Outbreak Risks

Somalia has stepped up Ebola preparedness, though no cases have been confirmed. The Ministry of Health has activated the National Public Health Emergency Operation Center and introduced electronic traveler health forms to strengthen border surveillance. Officials urge the public to remain calm, follow official health guidelines, and avoid misinformation.

Police Target illegal arms after deadly confrontation

Somali government security forces deployed across Mogadishu's Abdiaziz district...

Somali Police Display Weapons Cache After 20 Hours of Mogadishu Clashes

Somali police forces on Thursday showcased a large cache...

Kenya cites security concerns, militant threats in maintaining Somalia border closure

Kenyan President William Ruto has said the border between...
- Advertisement -

Warka soo baxay Taliska howlgalka Mareykanka Afrika ee(Africom) ayaa lagu sheegay in Mareykanka uu duqeyn dhinaca cirka ah ka fuliyay deegaano ka tirsan gobolka Mudug,iyada oo ay kaashanayaan Ciidamada Dowladda Soomaaliya.

Warka ayaa lagu sheegay in la bartilmaameed saday Xarumo Al-Shabaab u aheyd xerooyin tababar oo ku yaalla degmada Xarardheere ee Gobolka Mudug 12-kii Bishaan.

- Advertisement -

Sidoo kale Mareykanku waxa uu sheegay inay wadaan baritaano ku aadan in weerarkaas wax ku noqdeen dad rayid ah.

Mareykanka ayaa sidoo kale sheegay in uu siiwadi doono weerarada dhinaca cirka ah ee lala bartimaameedsanayo Xarumaha Al-Shabaab si ay u taageeraan hwolgallada ay wadan Ciidamada xoogga dalka iyo kuwa AMISOM.

Latest stories