HomeCaalamkaSoomaaliya oo Safaarad ka furnaysa Mid ka mid ah dalalka Caalamka

Soomaaliya oo Safaarad ka furnaysa Mid ka mid ah dalalka Caalamka

Date:

Related stories

Arab League slams Somaliland office opening in Jerusalem

Arab League Secretary-General Ahmed Aboul Gheit has condemned the...

Commander ousted after reported refusal to deploy troops

- Somali President Hassan Sheikh Mohamud has removed the...

Pirate attacks on two commercial ships thwarted off Somalia

Armed pirates attacked two commercial vessels in separate incidents...

Race intensifies for Somalia Lower House speaker post

Competition is intensifying for the position of Speaker of...
- Advertisement -

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Danjire Axmed Ciise iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo ka qeyb-galaya Shirka 73-aad ee Qaramada Midoobay ee ka socda Magaalada New York ee dalka Mareykanka ayaa halkaasi kulamo kula qaatay dhigiisa Koxovo.

Kulankii uu la yeeshay Wasiirka Arrimaha dibadda ee Kosovo ayay kaga wada hadleen xariirka labada dal, iyadoo dowlada Kosovo Carabka kudhufatay in Soomaaliya ay ku leedahay abaal weyn Taas badalkeedana ay Kosovo diyaar u tahay in ay abaalkaasi guddo.

- Advertisement -

Sidoo kale waxa ay halkaasi ku soo bandhigeen in Soomaaliya ay saafaarad ka furato Kosovo ayna fududeeyn doonaan adeegyada furista sadaarad Soomaliya ay ku yeelato halkaasi.

Kosovo ayaa sheegtay in ay diyaar u tahay in ay wadashaqeyn weyn dhex marto labada dowladood,isla markaana taasi ay sahli karto dfurista Safaarada.

Latest stories