HomeCaalamkaSawirro:-Boqolaal Ruux oo doon kula degtay Xeebaha dalka Tanzania

Sawirro:-Boqolaal Ruux oo doon kula degtay Xeebaha dalka Tanzania

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Boqollaal qof ayaa weli la la’yahay kaddib marki doon ay saarnaayeen ay ku dagtay harada Victoria ee waqooyiga Tanzania. Mas’uuliyiinta deegaanka ay masiibadu ka dhacday ayaa waxay BBC-da u sheegeen in ilaa iyo hadda 5 qof meydkood la helay 102 qof oo kalana la badbaadiyey, doonta degtay oo ay saarnaayeen dad ka badan 400 oo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Boqollaal qof ayaa weli la la’yahay kaddib marki doon ay saarnaayeen ay ku dagtay harada Victoria ee waqooyiga Tanzania.

Mas’uuliyiinta deegaanka ay masiibadu ka dhacday ayaa waxay BBC-da u sheegeen in ilaa iyo hadda 5 qof meydkood la helay 102 qof oo kalana la badbaadiyey, doonta degtay oo ay saarnaayeen dad ka badan 400 oo qof.

- Advertisement -

Doontan degtay oo lagu magacaabo MV Nyerere waxay ku degtay inta u dhaxeysa jasiiradaha Ukora iyo Bugolara.

Dadka deegaanka ayaa waxay ku guda jiraan sida dadka maqan ay u soo badbaadin lahaayeen.
Dowladda Tanzaniyana waxay xaqiijisay iney doontaasi degtay boqollaal qof oo doonta saarneydna weli la la’yahay.

Taliyaha gobolka dhibatada ay ka dhacday Adam Malima aya wuxuu BBC-da u sheegay iney ilaahey u baryayaan dadka lala’ yahay iney ineey soo uruuriyo.

- Advertisement -

“Balse sida ay dhibaatada u dhacdayna iney geerida u badaninna uu rajeeynayo.”

Masiibooyinka noocani ayaa ah kuwa inta bdan ka dhaca harooyinka waaweyn ee qaaradda Afrika.
Sanadki 1996-kii doon noocan oo degtay ayaa waxaa ku dhinaty 800 oo qof taasoo ahayd masiibada ugu weyneyd ee dhacda.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts