HomeCaalamkaAkhriso:-Wararkii u dambeeyey ee Caawa Rabshado dad ku dhinteen oo ka dhacay...

Akhriso:-Wararkii u dambeeyey ee Caawa Rabshado dad ku dhinteen oo ka dhacay Magalada Ceelwaaq

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Waxaa Caawa xaalad deganaansho ah laga dareemayaa Magalada Ceelwaaq ee degmada koonfureed Ismaamulka Magaalada Mandheera ee Gobolka Waqooyi Bari dalka Kenya halkaas oo ay ka dhaceyn rabshado sababay dhimashada hal ruux. Rabshadaha ayaa bilaawday kadib markii dad ka careysay dilal Saddex ruux oo laba ka mid ah ay ahaayeen Walaalo loogu geystay Ceelwaaq.kadib markii dadkaasi […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Waxaa Caawa xaalad deganaansho ah laga dareemayaa Magalada Ceelwaaq ee degmada koonfureed Ismaamulka Magaalada Mandheera ee Gobolka Waqooyi Bari dalka Kenya halkaas oo ay ka dhaceyn rabshado sababay dhimashada hal ruux.

Rabshadaha ayaa bilaawday kadib markii dad ka careysay dilal Saddex ruux oo laba ka mid ah ay ahaayeen Walaalo loogu geystay Ceelwaaq.kadib markii dadkaasi ay weerareen Goob ay ku sugnaayeen Ciidamada Booliska Kenya.

- Advertisement -

Ciidamada Booliska Kenya ayaa waxa ay fureen rasaas,waxana rasaastaas Maanta ku geeriyooday qof ka mid ah dadka careysnaa ee booliska weerareen.

Arintaan ayaa waxay dhalisay in dad degaanka oo caro ka sii qaaday dilkaan ay iyagana dilaan laba ruux oo ah shaqaalaha ka Shaqeeyaha dhismaha guryaha.

Laamaha Ammaanka Kenya weli kama hadlin dhacdadaan iyo dhimashada dadkaan Soomaalida ah,iyada oo Caawa jawiga guud ee Magalada Ceelwaaq kenya ay tahay mid degan.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts