HomeCaalamkaAkhriso:-Magacyada Wasiiro iyo Xildhibaano DDSI ah oo la xiray

Akhriso:-Magacyada Wasiiro iyo Xildhibaano DDSI ah oo la xiray

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Ciidamada Federaalka Itoobiya ayaa waxa ay Maanta xabsiga dhigeen xubno ka tirsanaa Maamulkii Cabdi Maxamuud Cumar ee Dowlad degaanka Soomaalida Itoobiya. Xubnaha maanta la xiray waxaa ka mid ah labo Wasiir oo dhawaan ay Somaliland xirtay islamarkaana dib ugu celisay Itoobiya,waxaana ay Somaliland ku eedeysay in ay sharci darro ku galeen degaannadeeda. Wararka kale aan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidamada Federaalka Itoobiya ayaa waxa ay Maanta xabsiga dhigeen xubno ka tirsanaa Maamulkii Cabdi Maxamuud Cumar ee Dowlad degaanka Soomaalida Itoobiya.

Xubnaha maanta la xiray waxaa ka mid ah labo Wasiir oo dhawaan ay Somaliland xirtay islamarkaana dib ugu celisay Itoobiya,waxaana ay Somaliland ku eedeysay in ay sharci darro ku galeen degaannadeeda.

- Advertisement -

Wararka kale aan heleyno ayaa waxa ay sheegayaan in sidoo kale la xiray Xildhibaano ka tirsan dowladda deegaanka sigaar ah Xildhibaano dhawaan Baarlamaanka Dowlad deegaanka uu xasaanadii ka qaaday.

Mas’uuliyiinta la xiray ayaa waxaa Magacyadooda lagu kala sheegay  Cabdi Jamaal Axmed,Wasiirkii Caddaaladda, Ibraahim Aadan Sacab,Wasiirkii waxbarashada,labada waxaa Itoobiya ku gacan gelisay Somaliland,sidoo kale waxaa la xiray Cumar Maxamed Rooti iyo Deeq Buraale Laba Go’le oo labaduba ka mid ahaa Baarlamaanka Dowlad degaanka Soomaalida.

Xariga Mas’uuliyiintaan ayaa waxa uu ku soo aadayaa xilli shalay Ciidamada Booliska Itoobiya ay xabsiga dhigeen  Madaxweynihii hore ee dowlad degaanka Soomaalida Cabdi Maxamuud Cumar,kaas oo dad badan ay soo dhaweeyeen xarigiisa.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts