HomeCaalamkaMadaxweyne Mustafe Cagjar”Wuu mudan yahay in la xiro Cabdi Maxamuud Cumar”

Madaxweyne Mustafe Cagjar”Wuu mudan yahay in la xiro Cabdi Maxamuud Cumar”

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Saacado kadib markii Ciidamada Federaalka Itoobiya ay xabsiga dhigeyn Madaxweynihii hore ee dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar ayaa waxaa xarigaas ka hadlay Madaxweynaha Cusub ee DDSI Mustaf Muxumed Cumar(Cagjar) Qoraal kooban oo uu Madaxweyne Mustafe Cagjar  uu soo dhigay bartiisa Facebook, ayuu ku  sheegay inuu ka xun yahay in Madaxweyne la xiro, balse […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Saacado kadib markii Ciidamada Federaalka Itoobiya ay xabsiga dhigeyn Madaxweynihii hore ee dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar ayaa waxaa xarigaas ka hadlay Madaxweynaha Cusub ee DDSI Mustaf Muxumed Cumar(Cagjar)

Qoraal kooban oo uu Madaxweyne Mustafe Cagjar  uu soo dhigay bartiisa Facebook, ayuu ku  sheegay inuu ka xun yahay in Madaxweyne la xiro, balse mudankiisa ay sidaas tahay, maadaama dhibaatooyin xoogan uu geystay.

- Advertisement -

“Aniga kuma faraxsani in la xiro Cabdi iley isaga oo bahdilan in kasta oo uu dambi badan galay laakin dad badan ayay u tahay Cashar iyo ku dayasho ayuu sii raaciyey hadalkiisa.

Sawirro laga soo qaaday Cabdi Maxamuud Cumar ayaa muujinayaya,isaga oo aad u labisan in Ciidamada Federaalka Itoobiya ay kala soo baxeen guriga uu ka deganaaa Magalada Adis Ababa sidaasina lagu xiray.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts