HomeCaalamkaDaawo:-Madaxwaynaha Cusub ee DDSI oo go'aan ka soo saaray in...

Daawo:-Madaxwaynaha Cusub ee DDSI oo go’aan ka soo saaray in la badalo Calanka iyo Magacada Deegaanka

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Mustaf Muxumed Cumar Madaxweynaha Cusub ee dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa Maanta amar ku bixiyey in Magaca Dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya lagu bedelo “Somali State”sidoo kalena la soo celiyo Calankii ay ku jirtay xidigta Shanta Gees ee horay loo isicmaali jiray,kaas oo ay ansixiyeen baarlamaankii ugu horeeyey deegaankaas. Isaga oo ay hareerahiisa fadhiyaan mas’uuliiin ka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Mustaf Muxumed Cumar Madaxweynaha Cusub ee dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa Maanta amar ku bixiyey in Magaca Dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya lagu bedelo “Somali State”sidoo kalena la soo celiyo Calankii ay ku jirtay xidigta Shanta Gees ee horay loo isicmaali jiray,kaas oo ay ansixiyeen baarlamaankii ugu horeeyey deegaankaas.

Isaga oo ay hareerahiisa fadhiyaan mas’uuliiin ka tirsan Maamulka dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayuu sheegay in uu fasaxay dadka dhaliilaya maamulkiisa ama dacaayadeynaya.

- Advertisement -

Sidoo kale dadka degan dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayuu iga digay in ay ku dhaqaaqaan laba qodob oo kale ah.

In dadku ay isku-dilaan hab beeleed,iyo in dadku ay ku dhaqmaan waxyaabo aan ogoleyn Diinta Islaamka.

Gababadii Goobta uu hadalkaan ka sheegay dadkii ku sugnaa ayaa waxa ay halmar wada qaadeen Heesta’Soomaliyeey Toosoo Toosoo isku-tiirasadayee’

- Advertisement -

Hoos Ka Daawo Muuqaalka.

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts