HomeCaalamka6 Ruux oo ku geeriyootay Shil ka dhacay deegaan u dhow...

6 Ruux oo ku geeriyootay Shil ka dhacay deegaan u dhow Mombasa

Date:

Related stories

Somalia Strengthens Ebola Preparedness Amid Regional Outbreak Risks

Somalia has stepped up Ebola preparedness, though no cases have been confirmed. The Ministry of Health has activated the National Public Health Emergency Operation Center and introduced electronic traveler health forms to strengthen border surveillance. Officials urge the public to remain calm, follow official health guidelines, and avoid misinformation.

Police Target illegal arms after deadly confrontation

Somali government security forces deployed across Mogadishu's Abdiaziz district...

Somali Police Display Weapons Cache After 20 Hours of Mogadishu Clashes

Somali police forces on Thursday showcased a large cache...

Kenya cites security concerns, militant threats in maintaining Somalia border closure

Kenyan President William Ruto has said the border between...

Mogadishu airport operating normally, aviation authority says

Somalia's Civil Aviation Authority has dismissed reports that flight...
- Advertisement -

Shilkaan gaari ayaa waxa uu ka dhacay Wadada xiriirisa Magaalooyinka magaalooyinka Malindi-Mombasa ee dalka Kenya,waxaana ku geeriyooday ilaa ruux halka 8 ruux oo kale ay ku dhaawacmeen.

Waxaa isku dhacay laba  gaari oo kala ah Bas iyo gaari nooca xamuulka qaada ah ee nooca loo yaqaan Looriga,waxana dhibaatada ugu badan ay gaartay dadkii saarnaa gaariga baska ah.

- Advertisement -

Taliyaha Booliska deegaanka Kilifi OCPD Fredrick Ochieng’ ayaa sheegay in 4 qof ay markiiba dhinteen halka labo kale ay u dhinteen dhaawacyadii soo gaaray markii iyagu la geeyay isbitaalka Magaaladaas.

Dadka Shilka ku dhintay ayaa waxaa ku jira Darawalkii gaariga iyo Kirishbooyigii iyo 4 qof oo kale,waxana Gaariga baska ah uu ku sii jeeday Magalada Mombasa,isaga oo ka yimid deegaanka Kilifi ee Gobolka Waqooyi Bari ee dalka Kenya.

Mararka qaar ayaa waxaa shilal noocan oo kale ah ay ka dhacaan Magaalooyin ka mid ah Gudaha Gobolka Waqooyi Bari ee dalka Kenya,isla markaana ay waxyelo ka soo gaarto rakaabka saaran.

Latest stories