HomeCaalamkaSawirro:-Shirweyne looga hadlayay Arrimaha doorashooyinka Somalia oo lagu soo gaba gabeeyey london

Sawirro:-Shirweyne looga hadlayay Arrimaha doorashooyinka Somalia oo lagu soo gaba gabeeyey london

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Shirweynaha 17aad ee Cambridge ayaa lagu soo gabo gabeeyay magaalada london, Shirkan oo socday mudo labo maalmood ah ayaa looga hadlay hirgalinta doorashooyin dimoqoraadiyada ku dhisan ayaa waxa isugu yimd Gudoomiyeyaasha Guddiga Doorashooyinka wadamada caalamka qaarkood sida India, Malaysia, Bangaladesh, Koonfur Africa, Zambia, Nigeria, Somalia, Kenya, Uganda. Waxa sidoo kale shirweynahaas ka soo qeybgalay khubaro […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Shirweynaha 17aad ee Cambridge ayaa lagu soo gabo gabeeyay magaalada london, Shirkan oo socday mudo labo maalmood ah ayaa looga hadlay hirgalinta doorashooyin dimoqoraadiyada ku dhisan ayaa waxa isugu yimd Gudoomiyeyaasha Guddiga Doorashooyinka wadamada caalamka qaarkood sida India, Malaysia, Bangaladesh, Koonfur Africa, Zambia, Nigeria, Somalia, Kenya, Uganda. Waxa sidoo kale shirweynahaas ka soo qeybgalay khubaro caalami ah.

Shirweynahan ayaa looga hadlay qiimeyn lagu sameeyay doorashooyinka ka dhacay wadamada qaaarkood iyo cilmibaaris lagu sameeyay hanaankii loo marey, sidoo kale waxaa looga hadlay heerka diyaargarowga doorashooyin dimoqoraadiyad ku dhisan oo ka dhaca wadamada soo koreya sida Soomaaliya .

- Advertisement -

Gudoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Xaliimo Ismaacil Ibraahim oo ka qeybgashay shirkan ayaa ku soo bandhigtay heerka uu marayo u diyaargarowga doorashada 2020ka la rajeynayo in ay ka dhacdo Soomaaliya iyo waxyaabaha u qabsoomay, sidoo kale waxay soo hadalqaaday caqabadaha jira iyo xalka loo baahanyahay.

Ugu dambeyntii waxaa shirweynuhu dhiirigaliyay horumarada laga sameeyay doorashooyin ku dhisan dimiqoraadiyad iyadoo lagu ballamey in la sii xoojiyo dadaalka loogu jiro kobcinta dimoqoraadiyadda caalamka.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts