HomeWararMadaxweynaha Galmudug oo ku jira wadatashiyadii uu ku soo Magacaabi lahaa Golihiisa...

Madaxweynaha Galmudug oo ku jira wadatashiyadii uu ku soo Magacaabi lahaa Golihiisa Wasiirada

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo dib ugu laabtay Magalada Dhuusamareeb ee Xarunta Maamulka Galmudug ayaa haatan la sheegay in uu Dhuusamareeb ka bilaabayo wadatashiyo ku saabsan soo Magacaabista golihiisa Wasiirada. Madaxweyne Xaaf oo Safarkiisii Baydhabo soo maray Muqdisho ayaa kulamo watashi ah la qaatay waxgarad iyo  Siyaasiyiin iyo Madax Galmudug ka tirsan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo dib ugu laabtay Magalada Dhuusamareeb ee Xarunta Maamulka Galmudug ayaa haatan la sheegay in uu Dhuusamareeb ka bilaabayo wadatashiyo ku saabsan soo Magacaabista golihiisa Wasiirada.

Madaxweyne Xaaf oo Safarkiisii Baydhabo soo maray Muqdisho ayaa kulamo watashi ah la qaatay waxgarad iyo  Siyaasiyiin iyo Madax Galmudug ka tirsan kuwaas oo aragtiyo kale ka qaba qaabka loo marey habka dhaqan galka heshiiskii Jabuuti,si xal looga gaaro dhaliilo ay ka tabanayaan Maamulka Galmudug.

- Advertisement -

Axmad Ducaale Madaxweynaha Galmudug ayaa dhowaan laga sugayaa in uu soo dhiso Golohiisa Cusub ee Wasiirada,waxaan la filayaa in isla Maanta uu kulamo la qaato madaxda Sare ee Galmudug waxgaradka ka soo jeeda Galmudug si loo helo Wasiiro dheelitirin,isla markaana samatabxiiya Shacabka Galmudug.

Sidoo kale waxa uu la kulmi doonaa Golihiisa Wasiirada maadaama lag doonayo Gole Wasiiro cusub oo ka kala yimaada labada dhinac eek ala ah Ahlusunna oo Galmudug la midoowday iyo Galmudugtii hore,waxaan haatan dhuusamareeb laga dareemayaa wufuud halkaasi ku qul quleysa si ay uga mid noqdaan Golaha Wasiirada Cusub ee Galmudug.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts