HomeWararDhageyso:-Ujeedka Ra’iisul Wasaare Kheyre u tegay Itoobiya iyo kulan uu ka qeyb...

Dhageyso:-Ujeedka Ra’iisul Wasaare Kheyre u tegay Itoobiya iyo kulan uu ka qeyb galayo

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali kheyre oo xalay lagu soo dhaweeyey Magalada Adis Ababa ee dalka Itoobiya ayaa lagu wadaa in Maanta uu kulan la qaato dhigiisa dalka Itoobiyi Abiyi Axmed. leh Ra’iisul Wasaare Kheyre iyo Abiy Ahmed iyo Madax ka tirsan midowga Afrika ayaa kawada hadli doonaan  arrima Muhiim u ah Gobalka iyo […]

- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali kheyre oo xalay lagu soo dhaweeyey Magalada Adis Ababa ee dalka Itoobiya ayaa lagu wadaa in Maanta uu kulan la qaato dhigiisa dalka Itoobiyi Abiyi Axmed.

leh Ra’iisul Wasaare Kheyre iyo Abiy Ahmed iyo Madax ka tirsan midowga Afrika ayaa kawada hadli doonaan  arrima Muhiim u ah Gobalka iyo guud ahaan qaaradda Afrika.

- Advertisement -

Qodobada ugu muhiimsan ay masuuliyiinta ka wada hadli doonaan ayaa waxaa ka mid ah isku soo dahaanshaha laabda dalka,iskaashiga amniga iyo xasiloonida Gobolka geeska iyo mid ugu weyn oo ahaa heshiis horay labada dal u dhexmaray.

Safiirka Soomaaliya u fadhiya Addis Ababa Amb. Maxamed Cali Nuur Xaaji ayaa sheegay in Ra’iisul Wasaarayaasha Itoobiya iyo Soomaaliya ay ka wada tashan doonaan dhameystirka hehsiis ay horay u wada gaareen labada dowladood,isla markaana uu waxka og yahay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Hoos Ka Dhageyso Codka Safiirka Soomaaliya u fadhiya Addis Ababa Amb. Maxamed Cali Nuur Xaaji.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories