HomeWararWafdi ka socda Soomaaliland oo booqanaya Goobihii lagu dagaalamay

Wafdi ka socda Soomaaliland oo booqanaya Goobihii lagu dagaalamay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Wararka ay Maanta heleyso Idaacadda Dalsan ee Magalada Muqdisho ayaa waxa ay sheegayaan in Maanta Wafdi ka socda Maamulka Soomaaliland ay tegi doonaan deegaanka Ceel Afweyn ee Gobolkaas. Deegaankaas ayaa waxaa kuwada dagaalamay laba maleeshiyo beeleed,kaas oo geystay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo kala gaarey labadii maleeshiyo beeleed ee wada dagaalamay. Madaxweyne ku […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka ay Maanta heleyso Idaacadda Dalsan ee Magalada Muqdisho ayaa waxa ay sheegayaan in Maanta Wafdi ka socda Maamulka Soomaaliland ay tegi doonaan deegaanka Ceel Afweyn ee Gobolkaas.

Deegaankaas ayaa waxaa kuwada dagaalamay laba maleeshiyo beeleed,kaas oo geystay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo kala gaarey labadii maleeshiyo beeleed ee wada dagaalamay.

- Advertisement -

Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Soomaaliland Cabdiraxmaan Saylici ayaa hoggaamin doona Xubnaha ka socda Maamulka Soomaaliland ee tegaya deegaanka ceel Afweyn oo maleeshiyaadkii dagaalamay horay loo dhex dhigay xbad joojin KMG ah.

Booqashadaas Wafdi ka socda Soomaaliland deegaanka Ceel Afweyn gobolka ee Sanaag ayaa waxa ay ku soo aadeysaa xilli mowjado dagaal Soomaaliland uga furan yihiin deegaanka Tukaraq ee Gobolka Sool.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts