HomeWararDhageyso:-Ra’iisul Wasaare kheyre oo ka warbixiyey Safarkiisa Adis Ababa+Sawirro

Dhageyso:-Ra’iisul Wasaare kheyre oo ka warbixiyey Safarkiisa Adis Ababa+Sawirro

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali kheyre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Goordhow waxa uu gaaray Magalada Adisa Ababa ee dalka Itoobiya,waxana halkaasi ku soo dhaweeyey masuuliyiin ka tirsan dowladda Itoobiya. Safarka ayaa Ra’iisul Wasaaraha waxa ku wehliya Xubno uu ka mid yihiin Wasiirka Qorsheynta Soomaaliya Jamaal Maxamed Xasan Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibada  iyo masuuliyiin […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali kheyre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Goordhow waxa uu gaaray Magalada Adisa Ababa ee dalka Itoobiya,waxana halkaasi ku soo dhaweeyey masuuliyiin ka tirsan dowladda Itoobiya.

Safarka ayaa Ra’iisul Wasaaraha waxa ku wehliya Xubno uu ka mid yihiin Wasiirka Qorsheynta Soomaaliya Jamaal Maxamed Xasan Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibada  iyo masuuliyiin kale kuwaas oo caawa ku hoyanaya Magalada Adis Aababa.

- Advertisement -

Safiirka Soomaaliya u fadhiya Addis Ababa Amb. Maxamed Cali Nuur Xaaji ayaa sheegay in wafdiga Ra’iisul Wasaaraha ay mudo laba cisho ah ku joogi doonaan dalka Itoobiya,isla markana uu la kulmi doono Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiyi Axmed.

Waxa uu sheegay in ay labada masuul ka wada hadli doonaan iskaashiga Waxbarashada,Nabadgelyada iyo qodobo kale.

Hoos Ka Dhageyso Codka SafiirkaSoomaaliya u fadhiya Itoobiya kana Daawo Sawirrada.

- Advertisement -

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts