HomeWararWeerar ka dhacay deegaanka ka tirsan gobolka Baay iyo faah faahin ka...

Weerar ka dhacay deegaanka ka tirsan gobolka Baay iyo faah faahin ka soo baxeysa

Date:

Related stories

Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026

Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026, isagoo Spain ku hoggaamiyay guushii ay ka gaareen Argentina. Wuxuu noqday ciyaaryahanki 4aad ee taariikhda ku guulaysta Koobka Adduunka

Shakira oo bandhig cajiib ah ka dhigtay finalka Koobka Adduunka 2026

Shakira oo bandhig cajiib ah ka dhigaysa finalka Koobka Adduunka 2026, iyadoo ku soo bandhigtay heesta "Dai Dai" ay weheliyaan Burna Boy, Madonna, Justin Bieber iyo Ghetto Kids

Ferran Torres: Spain waxay leedahay 26 hoggaamiye Koobka Adduunka 2026

Ferran Torres oo sheegay in xulka Spain uu leeyahay 26 hoggaamiye, isagoo xasuusiyay koobkii 2010-kii iyo David Villa. Akhri wararka cusub ee Koobka Adduunka 2026.

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal geystay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo saakay deegaanka deynuunaay ee gobolka Baay ku dhexmaray ciidamada dowladda iyo Al-Shabaab. Dagaalka ayaa yimid kadib markii Al-Shabaab ay weerareen fasriisinka ciidanka dowladda iyo kuwa kooonfur Galbeed ku leeyihiin deynuunaay ee duleedka Magalada Baydhabo. Dadka deegaanka qaarkood oo aan […]

- Advertisement -

Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal geystay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo saakay deegaanka deynuunaay ee gobolka Baay ku dhexmaray ciidamada dowladda iyo Al-Shabaab.

Dagaalka ayaa yimid kadib markii Al-Shabaab ay weerareen fasriisinka ciidanka dowladda iyo kuwa kooonfur Galbeed ku leeyihiin deynuunaay ee duleedka Magalada Baydhabo.

- Advertisement -

Dadka deegaanka qaarkood oo aan la hadalnay ayaa waxa ay sheegeen in uu jiro khasaaro labada dhinac kala gaaray, waxaana la xaqiijiyey in ilaa Saddex askari ay ku geeriyoodeen dagaalkaas oo ka tirsan Ciidamada dowladda.

Saraakiil ka tirsan ciidamada maamulka koonfur Galbeed oo aan la xiriirnay ayaa ka gaabsadeen in ay ka hadlaan dagaalkaas.

Wararkii u dambeeyey ee nasoo gaaraya ayaa waxa ay sheegayaan in xaaladu ay degan tahay isla markaana ay ku sugan yihiin ciidanka dowladda iyo kuwa koonfur Galbeed deegaanka deynuunaay.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories