HomeWararXildhibaannada Aqalka Sare oo Maanta kulan ka yeelanaya Amniga Xaruntooda

Xildhibaannada Aqalka Sare oo Maanta kulan ka yeelanaya Amniga Xaruntooda

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Xarunta Aqalka Sare ee Magalada Muqdisho ayaa Maanta waxaa kulan ku leh Xildhibaannada Aqalka Sare,iyada oo kulankooda ay uga hadli doonaan Amniga oo Xildhibaannada qaar ay walaac ka muujiyeen. Gudoominayo Gudoomiyaha Aqalka sare C/Xaashi C/llaahi ayaa kulanka shir guddoomin doono,waxana sida shalay la sheegay lagu soo bandhigi doonaa qodobadii ka soo baxay shirkii guddiga joogtada […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xarunta Aqalka Sare ee Magalada Muqdisho ayaa Maanta waxaa kulan ku leh Xildhibaannada Aqalka Sare,iyada oo kulankooda ay uga hadli doonaan Amniga oo Xildhibaannada qaar ay walaac ka muujiyeen.

Gudoominayo Gudoomiyaha Aqalka sare C/Xaashi C/llaahi ayaa kulanka shir guddoomin doono,waxana sida shalay la sheegay lagu soo bandhigi doonaa qodobadii ka soo baxay shirkii guddiga joogtada ay shalay yeesheen.

- Advertisement -

Guddoomiyaha Guddiga arrimaha Bulshada Golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya Senator Axmed Macallim Cumar “Nadiir”ayaa kulankii shalay ka sheegay in sidii la rabay aan loo sgin amniga Xarunta Golaha Shacabka.

Gudoomiyaha Aqalka Sare ayaa horay Warqad ugu diray Taliska Amisom oo ku aadan iney Ciidamo usoo diraan, si ay amnigooda u sugtaan.

Dhinaca kale Kulanka Maanta ee Xildhibaannada Aqalka Sare ayaa waxa ay uga hadli doonaan sidii loogu gurman lahaa dadka ay fatahaadaha Wabiyada saameeyeen.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts