HomeWararSawirro:-Xildhibaanada Aqalka Sare oo 50 Kun oo Dollar ugu deeqay dadka ka...

Sawirro:-Xildhibaanada Aqalka Sare oo 50 Kun oo Dollar ugu deeqay dadka ka barakacay fatahaada ee Baladweyne

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Xildhibaannada Aqalka Sare ayaa maanta waxa ay kulan ku yeesheen Xaruntooda Magalada Muqdisho,iyaga oo kaga hadlayay qodobo ay ka mid ahaayeen Amniga Xarunta iyo sidii gurmad loogu sameyn lahaa dadka uu saameeyey fahataada Wabiga. Kulanka Maanta ayaa ka duwanaa kulamadii hore waxana Xildhibaannada Aqalka Sare ay lacag dhan 50,000, Dollar ugu deeqeen dadka uu saameeyey […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xildhibaannada Aqalka Sare ayaa maanta waxa ay kulan ku yeesheen Xaruntooda Magalada Muqdisho,iyaga oo kaga hadlayay qodobo ay ka mid ahaayeen Amniga Xarunta iyo sidii gurmad loogu sameyn lahaa dadka uu saameeyey fahataada Wabiga.

Kulanka Maanta ayaa ka duwanaa kulamadii hore waxana Xildhibaannada Aqalka Sare ay lacag dhan 50,000, Dollar ugu deeqeen dadka uu saameeyey fatahaada Wabiga.

- Advertisement -

Kulanka Golaha oo uu shir guddoominayay guddoomiye kuxigeenka 1aad ee Aqalka Sare Abshir Nukhaari ayaa Xildhibaannada Aqalka Sare waxa ay sheegeen in lacagtaas lagu caawin doono dadka ka barakacay fatahaada,iyada oo horay dowladda Soomaaliya iyo maamulada qaar ay lacag ugu deeqeen dadkaas.

Goordhow la socda codadka Kulanka Golaha Aqalka Sare ee Soomaaliya.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts