HomeWararSarkaal katirsan Qeybta Baarista ee Booliska oo lagu dilay Muqdisho

Sarkaal katirsan Qeybta Baarista ee Booliska oo lagu dilay Muqdisho

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Dilka ayaa si gaar ah uga dhacay meel aan ka fogeyn Xarunta Degmadda Yaaqshid, Ruuxa la dilay ayaa ahaa Sarkaal ka tirsan Qeybta Baarista ee Booliska, Wuxuuna ka howlgali Jiray Xarunta Danbi Baarista ee CID-da. Marxuumka la dilay oo lagu magacaabi Jiray Xasan Dheere ayaa waxaa dhowr xabadood qeybta sare ee Jirka kala dhacay Dhalinyaro […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dilka ayaa si gaar ah uga dhacay meel aan ka fogeyn Xarunta Degmadda Yaaqshid, Ruuxa la dilay ayaa ahaa Sarkaal ka tirsan Qeybta Baarista ee Booliska, Wuxuuna ka howlgali Jiray Xarunta Danbi Baarista ee CID-da.

Marxuumka la dilay oo lagu magacaabi Jiray Xasan Dheere ayaa waxaa dhowr xabadood qeybta sare ee Jirka kala dhacay Dhalinyaro hubeysan oo ugu tagtay Meeshii uu ku sugnaa, Dilka kadib goobta oo aan ka fogeyn Xarunta Degmada Waxaa deg deg ugaaray Ciidamada amniga kuwaasoo sameeyay baaritaan aan la soo sheegin in wax dad ah lagu qabtay.

- Advertisement -

Majirto wali cid sheegatay dilka Sarkaalkan ka tirsanaa Ciidanka Booliska qeybtooda baarista, Shabaab ayaase looga bartay dilalka noocan ah, Meydka Marxuumka ayaa waxaa la geeyay Xarunta Danbi Baarista ee CID halkaas oo sawiran looga qaaday.

Si Kastaba, Muqdisho ayaa mudooyinkan waxaa ku yaraa dilalka ay geysanayaan dhalinyarada Bistooladaha la carara ee ka tirsan Shabaab, Waxaana Dowladda ay wadaan feejignaan dhanka amniga Caasimada ah.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts