HomeWararAskari ka tirsan Ilaalada Axmed Madoobe oo Xaaskiisii dilay

Askari ka tirsan Ilaalada Axmed Madoobe oo Xaaskiisii dilay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Askarigaan oo ka tirsan Ilaalada Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa xaaskiisa oo lagu Magacaabi jiray Muxubo Maxamed Guure waxa uu ku dilay Magalada Kisamayo ee Xarunta Gobolka Jubabda Hoose. Guure Ibraahim Uunlaaye  oo ay ehel yihiin ayaa Radio Dalsan u xaqiijiyey dilkaas,waxa uuna sheegay in Muxubo iyo Seeygeeda uu soo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Askarigaan oo ka tirsan Ilaalada Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa xaaskiisa oo lagu Magacaabi jiray Muxubo Maxamed Guure waxa uu ku dilay Magalada Kisamayo ee Xarunta Gobolka Jubabda Hoose.

Guure Ibraahim Uunlaaye  oo ay ehel yihiin ayaa Radio Dalsan u xaqiijiyey dilkaas,waxa uuna sheegay in Muxubo iyo Seeygeeda uu soo kala dhexgalay muran sababay in dhowr xabadood uu ku dhufto halkaasna ay ku geeriyooto.

- Advertisement -

Sidoo kale waxa uu sheegay in xiliga uu dilayey Muxubo Maxamed  Seygeeda ay laheyd Uur,isla markaana mudo hadda laga joogo saddex Bilood ay isguursadeen.

“xaqiiqdii Argagax iyo calool xumo ka weyn majirto nin xaaskiisa dilay,iyada oo ka mid aheyd Hablaha rajada weyn ka lahaa Dunida,Saddex bil ka hor Sanadkaan ayay isguursadeen,falalka noocan oo kale ah waa kuow mararka qaar ka dhaca dalka gabadheena ayaana taas nasiib u yeelatay ayuu yiri Guure Ibraahim”

Wararka aan heleyno ayaa sidoo kale wax ay sheegayaan in Askariga ka tirsan ilaalada Axmed Madoobe ee xaasikiisa ku dilay Magalada Kismaayo ay suurtagashay in la qabto,waxana Guure Ibraahim Uunlaaye oo ay ehel yihiin uu ka dalbaday Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Madoobe,in cadaalada lahor keeno.

- Advertisement -

Falalka noocaan oo kale ah ayaa mararka qaar ka dhaca dalka wallow aysan badneyn,waxana dadka ku nool Magalada Kisamayo ay hadal hayaan Askari ka tirsan Ilaalada Madaxweynaha Jubbaland oo dilay xaasikiisa.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts