HomeWararSawirro:-Wasiirkii hore ee Warfaafinta oo Maanta xilka wareejiyay

Sawirro:-Wasiirkii hore ee Warfaafinta oo Maanta xilka wareejiyay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Wasiirkii hore ee Wasaaradda Warfaafinta ee Xukuumadda Soomaaliya Eng, Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow ayaa maanta xilka ku wareejiyay Mudane Cabdiraxmaan Iidaan Yoonis oo ah Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta kadib munaasabad kooban oo lagu qabtay xarunta Wasaaradda Warfaafinta. Munaasabadda xil wareejinta ayaa waxaa ka qeyb galay Senator Muno Cumar Xasan, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta, Agaasimeyaasha […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiirkii hore ee Wasaaradda Warfaafinta ee Xukuumadda Soomaaliya Eng, Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow ayaa maanta xilka ku wareejiyay Mudane Cabdiraxmaan Iidaan Yoonis oo ah Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta kadib munaasabad kooban oo lagu qabtay xarunta Wasaaradda Warfaafinta.

Munaasabadda xil wareejinta ayaa waxaa ka qeyb galay Senator Muno Cumar Xasan, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta, Agaasimeyaasha Waaxyaha ee Wasaaradda, Fanaanadda Qaran Hibo Maxamed Nuur iyo mas’uuliyiin kale.

- Advertisement -

Wasiirkii hore ee Wasaaradda Warfaafinta, dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Soomaaliya Eng, Cabdiraxmaan Cumar Cismaan ayaa uga mahadceliyay howlwadeenada Wasaaradda sidii ay gacan ugu siiyeen gudashada xilka loo dhiibay, waxaana uu ka codsaday inay shaqada halkaas ka sii wadaan, uu xilka ku wareejiyay Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda.

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Cabdiraxmaan Iidaan Yoonis oo si rasmi ah ula wareegay siiheynta Xilka Wasiirka Warfaafinta ayaa uga mahadceliyay Wasiirkii hore mudadii ay wada shaqeynayeen, waxaana uu Alle uga baryay in uu u fududeeyo xilka cusub ee loo magacaabay ee ah Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna duqa Muqdisho.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts