HomeWararDEG DEG:-Ciidamada Amniga oo Goordhow siidaayay Madaxdii Xisbiga Wadajir

DEG DEG:-Ciidamada Amniga oo Goordhow siidaayay Madaxdii Xisbiga Wadajir

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Ciidamada Ammanka Soomaaliya ayaa goordhow siidaayay Gudoomiyaha Xisbiga Wadjir Kamaal Guutaale iyo Xoghayaha Xisbigaas. Labadaan Masuuliyiin ayaa Goordhow waxaa Ciidamada Amniga ay ka soo xireen  Hoteel ay ku jireen oo ku yaalla Wadada Maka Almukarama. Ilo Wreedyo lagu kalsoonaan karo ayaa xaqiijiyay in xurriyadooda ay dib u heleen Kamaal guutaale oo ahaa Gudoomiyaha Xisbiga Wadajir […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidamada Ammanka Soomaaliya ayaa goordhow siidaayay Gudoomiyaha Xisbiga Wadjir Kamaal Guutaale iyo Xoghayaha Xisbigaas.

Labadaan Masuuliyiin ayaa Goordhow waxaa Ciidamada Amniga ay ka soo xireen  Hoteel ay ku jireen oo ku yaalla Wadada Maka Almukarama.

- Advertisement -

Ilo Wreedyo lagu kalsoonaan karo ayaa xaqiijiyay in xurriyadooda ay dib u heleen Kamaal guutaale oo ahaa Gudoomiyaha Xisbiga Wadajir iyo Xogheyaha Xisbigaas Sayid Cali Cabdulle.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts