HomeWararSawirro:-Ciidamada Ammaanka Puntland oo soo bandhigay hub iyo waxyaabaha qarxa

Sawirro:-Ciidamada Ammaanka Puntland oo soo bandhigay hub iyo waxyaabaha qarxa

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Saraakiisha Ciidamada Ammaanka Maamulka Puntland ayaa Maanta waxa ay Magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari ku soo bandhigeen Hub iyo waxyaabaha qarxa. Hubkan iyo waxyaabaha qaraxa oo lagu soo qabtay howlgal la sameeyay ayaa waxa ay ka kooban yihiin Bambaanooyinka nooca Gacanta laga tuuro iyo Rasaasta Madaafiicda. Saraakiisha ugu sareysa Ciidamada Ammaanka Boosaaso ayaa shir […]

- Advertisement -

Saraakiisha Ciidamada Ammaanka Maamulka Puntland ayaa Maanta waxa ay Magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari ku soo bandhigeen Hub iyo waxyaabaha qarxa.

Hubkan iyo waxyaabaha qaraxa oo lagu soo qabtay howlgal la sameeyay ayaa waxa ay ka kooban yihiin Bambaanooyinka nooca Gacanta laga tuuro iyo Rasaasta Madaafiicda.

- Advertisement -

Saraakiisha ugu sareysa Ciidamada Ammaanka Boosaaso ayaa shir jaraa’id oo ay Warbaahinta ugu qabteyn Boosaaso ayaa waxa ay ku sheegeen in ay hayaan ragii watay waxyaabaha qarxa iyo hubka baritaana uu ku socdo dhawaana ay Warbaahinta u soo bandhigi doonan.

Taliye ku xigeenka Ciidanka Booliiska Gobolka Bari Axmed Jaraale ayaa sheegay in howlgallo kale ay weli socdaan waxyaabihii lagu soo qabtana sidaan oo kale loo soo bandhigi doono.

Saraakiishu mabixin faah faahino kale oo intaasi ka badan,balse waxaa xusid mudan in todobaadyadii la soo dhaafay Ciidamada puntland ay howlgallo ka wadeen Xaafado ka tirsan Gudaha Magaalada Boosaaso.

- Advertisement -

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories