HomeWararSawirro:-Galmudug iyo Puntland oo markale heshiis kala saxiixday

Sawirro:-Galmudug iyo Puntland oo markale heshiis kala saxiixday

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa maanta waxaa markale kulan wadajir ah ku qaatay Taliyaha ciidamada xooga Dalka Soomaaliya C/wali Jaamac Gorod iyo Waxgaradka gobolka Mudug ee Puntland iyo Galmudug. Kulankaasi intii uu socday ayaa looga hadlayey sidii magaalada Gaalkacyo looga qaadi lahaa xarumaha ganacsiga ee ay kala xirtay Colaadii dhawaan ka dhacday gobolka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa maanta waxaa markale kulan wadajir ah ku qaatay Taliyaha ciidamada xooga Dalka Soomaaliya C/wali Jaamac Gorod iyo Waxgaradka gobolka Mudug ee Puntland iyo Galmudug.

Kulankaasi intii uu socday ayaa looga hadlayey sidii magaalada Gaalkacyo looga qaadi lahaa xarumaha ganacsiga ee ay kala xirtay Colaadii dhawaan ka dhacday gobolka Mudug taas oo wali ay ku xiranyihiin ciid Tuur xiligaasi la dhigay.

- Advertisement -

Munaasibad maanta ka dhacay Guriga Islaan Bashiir islaan Cabdule Islaan Farax ayaa waxaa lagu soo bandhigayey dadaaladii mudada ay wadeen Taliyaha ciidamada xoogga dalka Soomaaliya xildhibaano iyo Masuuliyinta Puntland iyo Galmudug kaas oo lagu soo badhigay 10 Qodob oo dhamaan ay ku heshiiyeen maamuladda.

Islaanka oo ka hadlay Gaba gabadii kulankaasi ayaa u duceeyey ummadda islaamka ah ee ku nool gobolka Mudug wuxuuna sheegay wax la qabtay inay ugu wanaagsantahay in laga shaqeeyo Maslaxad lagu joojinayo dhiig Islaan oo la daadiyo.

Taliyaha ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya ayaa dhankiisa wuxuu sheegay inuu rajo wayn ku qabo in laga gudbo wax kasta oo keeni kara kala shaki iyo colaad isla markaana laga gudbo dadka warka xun u kala sheegaya maamulada Puntland iyo Galmudug.

- Advertisement -

Maamulada gobolka iyo Degmada ee Galmudug iyo Puntland ayaa dhankooda waxay sheegeen inay qolo walba ka Go,antahay nabad galyada basle ay jiraan dad ka faa,iidaysanaya oo hurinaya Colaada dabada dheeraatay ee gobolka ka jirta.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts