HomeWararXildhibaan Saabir Shuuriye”Xeer Ilaaliyaha Qaranka Maxkamad ayaan la tiigsanayaa”

Xildhibaan Saabir Shuuriye”Xeer Ilaaliyaha Qaranka Maxkamad ayaan la tiigsanayaa”

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Hadalkaan ayaa waxa uu ka soo baxay Saacado kadib markii uu Xeer ilaaliyaha Qaranka Axmed Cali Daahir uu sheegay in Xildhibaano uu Saabir Shuuriye ka mid yahay xasaanada laga qaado kadib markii la ogaaday in ay yihiin Qaran dumis. War Qoraal ah oo Xildhibaan Saabir uu soo dhigay Barta uu ku leeyahay Facebook ayaa waxa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Hadalkaan ayaa waxa uu ka soo baxay Saacado kadib markii uu Xeer ilaaliyaha Qaranka Axmed Cali Daahir uu sheegay in Xildhibaano uu Saabir Shuuriye ka mid yahay xasaanada laga qaado kadib markii la ogaaday in ay yihiin Qaran dumis.

War Qoraal ah oo Xildhibaan Saabir uu soo dhigay Barta uu ku leeyahay Facebook ayaa waxa uu sheegay in Xeer Ilaaliyah Qranka ay soo adeegsatay Madaxtooyada Soomaaliya.

- Advertisement -

Hoos Ka Akhriso Warka Qoralka ah ee uu soo dhigay Bartiisa Facebook.

Waxaan ku faraxsanahay inaan kamid ahay Xildhibaanada Golaha Shacabka oo doonaya in si daahfurnaan iyo dimoqraadiyad ah ula xisaabtamaan Madaxtooyada Soomaaliya iyo Xukuumadda si waafaqsan Dastuurka iyo Sharciyada Dalka

Dowladnimada Soomaaliya waxay ku dhisantahay Dastuurka Federaalka Soomaaliya oo dugsanaya Shareecada Islaamka, labadooduna waxay xadgudub joogto ah kala kulmaan Madaxtooyada Soomaaliya iyo Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyagoo u soo tafaxeytay ku xadgudubka, wiiqidda iyo baabi’inta mabaadi’da Asaasiga ah uu ku dhisanyahay Dastuurka Federaalka Soomaaliya kuwaa oo ah ku dhaqanka Nidaamka Federaalka iyo Dimoqraadiyadda

- Advertisement -

Madaxtooyada Soomaaliya iyo Xafiiska Reysal Wasaaraha waxay si xadgudub ku ah Dastuurka Federaalka iyo Sharciyada Dalka u yaalla u soo adeegsadeen M.ne. Axmed Cali Daahir kaas oo aan laheyn sifo sharci ah isagoo Sharafdil u geystay Xildhibaano Golaha Shacabka oo aan kamid ahay Warbaahinta horteeda si oraah iyo qoraalba ah taasoo ah been abuur aan sal iyo raad toona lahayn waxaana la tiigsanayaa Sharciga hadduu Alle idmo.

Mahadsanidiin.

Hon Sabir Shurie

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts