HomeWararSawirro:-Shir lagu diyaarinayo Istaraatiijiyadda Waxbarashada ee Dastuurka oo furmay

Sawirro:-Shir lagu diyaarinayo Istaraatiijiyadda Waxbarashada ee Dastuurka oo furmay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Muqdisho ayaa maanta martigelineysa shir lagu diyaarinayo Istaraatiijiyadda Waxbarashada iyo Latashiyada Dadweynaha ee dib-u-eegista Dastuurka (DUED) oo socon doona sedexda maalin ee soo socota ayna ka soo qaybgaleen wufuud ka kala timid dawlad goboleedyada. Wasaaradda ayaa shir noocan oo kale ah bishii August qabatay, midkan maanta furmay ayaana ah wejigii ugu dambeeyay ee diyaarinta Istiraatiijiyadda. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Muqdisho ayaa maanta martigelineysa shir lagu diyaarinayo Istaraatiijiyadda Waxbarashada iyo Latashiyada Dadweynaha ee dib-u-eegista Dastuurka (DUED) oo socon doona sedexda maalin ee soo socota ayna ka soo qaybgaleen wufuud ka kala timid dawlad goboleedyada.

Wasaaradda ayaa shir noocan oo kale ah bishii August qabatay, midkan maanta furmay ayaana ah wejigii ugu dambeeyay ee diyaarinta Istiraatiijiyadda.

- Advertisement -

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Mudane Maxamed Abuukar Zubeyr ayaa soo dhaweeyay ka qaybgalayaasha waxa uuna ka hadlay muhiimadda kulankan.

Wasiir Ku-Xugeenka oo shirka furay ayaa ugu horeeyn ka hadlay dedaalada ay wado Wasaaradda iyo qorsheyaasha dhaw.

“Sida dad badan oo idinka mid ah ay ka warqabaan, waxa aan sideedii bil ee la soo dhaafay qabanay hawlo ballaaran, waxa aan dejinay qorsho ku aadan DUED, Istiraatiijiyadda sedexda maalin ee soo socota aad diyaarin doontaana waxa ay muhuum u tahay fulinta qorshaha guud ee Wasaaradda iyo Gudiyada ay hawlwadaaga yihiin ay dejiyeen” ayuu yiri Mudane Xuseen Cabdi Cilmi.

- Advertisement -

Ugu dambayn, Wasiir Ku-Xigeenka ayaa ka qaybgalayaasha uga mahadceliyay waqtiga ay ku bixinayaan shirkan waxa uuna u rajeeyay in ay guul ku soo dhameeyaan diyaarinta Istiraatiijiyadda ay ku hawlanyihiin.

—–DHAMAAD—–

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts