HomeWararDhageyso:-Gaadiidley ka cabanaya Isbaarooyin la soo dhigay Muqdisho ilaa Baladweyne

Dhageyso:-Gaadiidley ka cabanaya Isbaarooyin la soo dhigay Muqdisho ilaa Baladweyne

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Kulan ay Maanta Muqdisho ku yeesheen Muqdisho Iskaashatada Gaadiidleyda Gobolka Banaadir ayaa waxa ay ka soo saareen baaq cabasho ah oo ku aadan in Isbaarooyin horleh la soo dhigay degmooyin ka tirsan gobolada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe. Kulanka kadib mid ka mid ah Gaadiidleyda kulmay oo Warbaahinta la hadlay ayaa waxa uu sheegay in Isbraooyin […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Kulan ay Maanta Muqdisho ku yeesheen Muqdisho Iskaashatada Gaadiidleyda Gobolka Banaadir ayaa waxa ay ka soo saareen baaq cabasho ah oo ku aadan in Isbaarooyin horleh la soo dhigay degmooyin ka tirsan gobolada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe.

Kulanka kadib mid ka mid ah Gaadiidleyda kulmay oo Warbaahinta la hadlay ayaa waxa uu sheegay in Isbraooyin la soo dhogay inta u dhaxeysa Magaalada Baladweyne ilaa Muqdisho.

- Advertisement -

Waxa uu shegay in Isbaarooyinkaas oo ay dhigteen Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya balse aan u gudbinay Madaxda Maamulka Hir-Shabeelle oo deegaanadaas maamula balse aan waxba ka qaban.

Sidoo kale waxa uu sheegay in hadii lacagta lag doonayo ay bixin waayaan ciidamadaas ay ku amrayan in ay Gaadiidka dhigaan taasna ay dhibaayo ku tahay.

Ugu dambeyn Waxa uu ku baaqay in arrintaas wax laga qabto,maadaama Shaqadooda ay hakad geleyso.

- Advertisement -

Hoos Ka Dhageyso Codka Mid ka mid ah Gaadiidleyda.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts