HomeWararDhageyso:-Ciidanka NISA oo weeraray Guriga Sarkaalkii qabtay Raggii weeraray Hotelka N. Hablood...

Dhageyso:-Ciidanka NISA oo weeraray Guriga Sarkaalkii qabtay Raggii weeraray Hotelka N. Hablood 2

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Cali Maxamed dubbad waa Sarkaal ka tirsan Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya oo sheegay in uu ahaa Sarkaalkii qabtay kadib markii ay Gurigiisa galeen qaar ka mid ah raggii ka tirsanaa Shabaab ee 28,kii Bishii Octoper ee Sanadkaan weeraray Hotelka Naasa Hablood 2 ee M/Muqdisho. Sarkaan kaan oo Wareysi siiyay Radio Dalsan Xarunta Muqdisho ayaa sheegay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Cali Maxamed dubbad waa Sarkaal ka tirsan Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya oo sheegay in uu ahaa Sarkaalkii qabtay kadib markii ay Gurigiisa galeen qaar ka mid ah raggii ka tirsanaa Shabaab ee 28,kii Bishii Octoper ee Sanadkaan weeraray Hotelka Naasa Hablood 2 ee M/Muqdisho.

Sarkaan kaan oo Wareysi siiyay Radio Dalsan Xarunta Muqdisho ayaa sheegay in Saakay ay soo weerareen gurgiisa ciidamo ka tirsan kuwa Nabad-Sugida iyo Booliiska Soomaaliya oo doonayay isaga in ay qabtaan.

- Advertisement -

Waxa uu sheegay in arrintaan ay timid kadib markii Saddex ka mid ah ragii weeraray Hotelkaas uu si xeeladeysan uu u qabtay abaalgud looga dhigay in horay Caruurtiisa la xiro marna isaga Gurigiisa lagu soo weerarayo.

“Adeer Gurigeyga ayaa waxaa soo weeraray Ciidamo Nabad-Sugid iyo Booliis isugu jira xabad ayayna nagu soo bilaabeen balse waxa iska difaacay ilaaladeyda, dhimasho iyo dhaawac ayaana ka dhashay hadana ima qaban oo waan ka baxsaday waxan joogaa taliska xoogga dalka Soomaaliya”

Wariye Axmed Xusen Cadow oo Wareysanayay ayaa weeydiiyay Su’aal aheyd waxaa keenay in la soo weeraro ayaa waxa uu ku jawaabay.

- Advertisement -

“Runtii waxkale maahan ee maxaad u qabatay ragaas ayaa hada ka hor Caruurteyda loo xiray hadana la igu soo weeraray marka arrintaan waxay u taalla madaxda dalka maamusha iyo Shacabka Sooamaaliyeed ayuu yiri  Cali Maxamed Jubbad.

Hoos Ka Dhageyso Wareysiga Sarkaalkaan oo xasaasi ah.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts