HomeWararXiisad u dhaxeysa Puntland iyo Soomaaliland oo ka taagan Gobolka Sanaag

Xiisad u dhaxeysa Puntland iyo Soomaaliland oo ka taagan Gobolka Sanaag

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Xiisadaan u dhaxeysa Ciidmada Maamulka soomaalilnd iyo kuwa Puntland ayaa Maanta ka taagan deegaano ka tirsan gobolka Sanaag. Xiisadaan ayaa salka ku heyso arrimo la xiriira doorashooyinka Soomaaliland kadib markii Sooamaliland ay qorsheysay in qeybo ka mid ah gobolkaas la geeyo Sanaadiiqda doorashooyinka. Dadka ku nool Gobolka Sanaag qaarkood oo Dalsan la hadlay ayaa waxa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xiisadaan u dhaxeysa Ciidmada Maamulka soomaalilnd iyo kuwa Puntland ayaa Maanta ka taagan deegaano ka tirsan gobolka Sanaag.

Xiisadaan ayaa salka ku heyso arrimo la xiriira doorashooyinka Soomaaliland kadib markii Sooamaliland ay qorsheysay in qeybo ka mid ah gobolkaas la geeyo Sanaadiiqda doorashooyinka.

- Advertisement -

Dadka ku nool Gobolka Sanaag qaarkood oo Dalsan la hadlay ayaa waxa ay sheegeen in haatanh ay csbi soo wajahday,maadaam labada dhinc ay Ciidamo keneen deegaano ka tirsan gobolka Sanaag.

Saddexd musharax ee u tartami doona doorashada Soomaaliland oo shalay Warbaahinta la hadlay ayaa waxa ay sheegen in Puntland ay faragelin ku heyso isla markaana ay uga digeen dhaq dhaqaaqyada Ciidan oo ay wadaan.

Dhanka kale Wasiirka Amniga ee  Puntland Cabdullaahi Axmed iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa ku sugan  degmada Baran ee gobalka Sanaag waxa uuna sheegay  in ay dawladda Puntland qaadanayso doorkeeda sugida Amniga, wuxuuna sheegay in Baran iyo deegaanada kale ee Puntland-ba aysan ka dhici doonin wax doorasho Soomaaliland ah.

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts