HomeWararFaah faahin ka soo baxeysa weerar ka dhacay Boosaaso

Faah faahin ka soo baxeysa weerar ka dhacay Boosaaso

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Kooxo hubeysan ayaa xalay weerar ku Qaaday fariisin Ciidamada Maamul Goboleedka Puntland ay ku leeyihiin Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari. Weerarkaan ayaa sigaar ah waxa uu uga dhacay Koontoroolka laga soo galo Magaalada Boosaaso intaas kadibna uu dhacay dagaal mudo kooban socday side ay sheegeen dadka Magaalada Boosaaso. Inta la xaqiijiyay dagaalkaas ayaa waxaa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Kooxo hubeysan ayaa xalay weerar ku Qaaday fariisin Ciidamada Maamul Goboleedka Puntland ay ku leeyihiin Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari.

Weerarkaan ayaa sigaar ah waxa uu uga dhacay Koontoroolka laga soo galo Magaalada Boosaaso intaas kadibna uu dhacay dagaal mudo kooban socday side ay sheegeen dadka Magaalada Boosaaso.

- Advertisement -

Inta la xaqiijiyay dagaalkaas ayaa waxaa ku geeriyooday ilaa 4 ruux halka Sagaal kale ay ku dhaawacmeen kuwaas oo isugu jira Shacab iyo Ciidamo.

Goobjoogayaal ayaa Dalsan waxa ay u sheegeen in ay maqlayeen dhawaqa rasaasta la isku adeegsanayay balse ilaa iyo hadda aysan ogeyn cida weerarka ku soo qaaday Ciidamada.

Xaalada Boosaaso ayaa haatan ah mid degan iyada oo koontoroolkii lagu dagaalamay ay Gacanta ku hayaan Ciidamada Maamulka Puntland.

- Advertisement -

Weeraro dhowr ah oo ka dhacay Magaalada Boosaaso iyo Guud ahaan Puntland ayaa waxaa horay masuuliyadooda u sheegay Kooxda Daacish iyo Al-Shabaab.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts